Monday, December 15, 2025

DFS oo Gudiga Doorasho dhisaysa, Dalka Doorasho maka dhici kartaa 2016?

Muqdisho (INO) -- Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Maanta shaacisay inay billaabatay Dhismaha Gudiga Doorashooyinka dalka 2016. "Maanta waxay Wasaaradda...

DEG DEG: Qaraxyo waa weyn oo laga maqlay Wadada Maka Al Mukarama

Muqdisho(INO)-Wararka naga soo gaaraya caasumada Soomaaliya ayaa sheegaya in qaraxyo waa weyn laga maqlay Wadada Maka Al-Mukarama ee caasumada dalka, waxaana aan wali laheyn faahfaahin...

Al-Shabaab Oo Baraawe Ka Geysatay Fal Cabsi Badan Ku Abuuray Shacabka

Barawe(INO)-Wararka laga helaayo Degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose, ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka alshabaab ay halkaasi ka afduubteen ilaa iyo Seddex dumar oo aan...

Sharciyo cusub oo dhinaca Amniga oo lagu soo rogay Hotelada Muqdisho

Muqdisho(INO)-Sharciyo cusub oo xaga Amniga ah ayaa lagu soo rogay Hotelada magaalada Muqdisho, iyadoo sharcigan oo ay waddo Wasaaradda Amniga Gudaha uu yahay mid...

Daawo: CCC Sharmaarke oo maanta gaaray dalka Jabuuti

Jabuuti(INO)-Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagey magaalada Djibouti, waxa uu kulamo gaar...

Daawo:Hillary Clinton oo difaacday Adeegsiga Email u gaar ah

Washington(INO)-Xoghayihii hore ee Arimaha Dibada dalka Mareykanka Hillary Clinton, ayaa difaacday adeegsiga Email-keeda gaarka ah xilligii ay heysay xilkaan, xilli la doonaayay inay isticmaasho...

Daawo:Isbahaysiga Mucaaradka Soomaaliland Oo Soo Saaray Bayaan

Hargeysa(INO)-Isbahaysiga Xisbiyada  Mucaaradka Somaliland Ee Waddani iyo Ucid  ayaa soo saaray qodobo ay kaga talo bixinayaan waxa uga qorshaysan dib u dhaca doorashada Somaliland...

Al-shabab Oo Wareerartey Degmada Wanleweyne Ee Gobolka Shabellaha Hoose

Wanlaweyn (INO) -- Kooxda Al shabaab ayaa Xalay Weerar qorsheysan kula wareegtay Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Wararka Radio Idale iyo Idale News Online,...

Ajaaniib doonaysay inay ku biiraan Al shabaab oo lagu qabtay Dhoobley

Dhoobley (INO) -- Waxaa lagu qabtay Xadka u dhaxeeya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya ay Rag Ajaaniib ah oo doonaysay inay ku biiraan Kooxda Al...

Nin Maleegey Qaraxyadii Safaaradda Turkiga ee Muqdisho oo La Xukumay

Muqdisho (INO) – Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa Xukun ku Ridday Afar ruux oo loo Heysto Falal Dembiyeedyo kala Duwan oo Shabaabnimo ay u...

Daawo: Biyo La’aan Baahsan Oo Laga Soo Sheegayo Degaanada Hagarka iyo Gooyaale Ee Gobolka...

Baydhabo(INO)-Degaano ka tirsan Gobolka Bay, ayaa laga soo sheegaya  in Biyo la’aan aad bahsan  Ay ka jraan isla markaana dadka degaanadaasi hada ay bilaabeen...

Dhageyso:Wasiirka Dalxiiska Ee KGS Oo Xaqiijiyey Sugnaanshaha Amaanka Wada Xariisa Baydhabo& Muqdisho

Baydhabo(INO)-Dowlada  Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa sheegtay in ay ku guuleysteen waxa ka qabashada amaanka guud ee wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo Janaay oo...

Dhageyso BBC:Biyo la’aan Bahsan oo laga soo sheegayo Buur-Hakaba

Buurhakaba(INO)-Biyo la’aan ba’an ayaa laga soo sheegayaa magaalada Buur Hakaba iyo dhulka miyiga ah ee ku xeeran kaddib markii ay gureen inta badan ceelashii...

Dhageyso:Afhayeenka DF Soomaaliya oo ka warbixiyey Safarka uu Rw CCC ku joogo Itoobiya

Adis(INO)-Afhayeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa ka warbixiyey Safarka uu R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ku joogo magaalada...

Dhageyso:Maamulka Bakool oo ka hadlay faa’idada ay leedahay booqashada Madaxweyne Shariif Xasan

Xudur(INO)-Maamulka Gobolka Bakool ayaa sheegay in booqashada uu Madaxweynaha Mamaulka ah ee Koofur Galbeed ku tagay degmooyinka Waajid iyo Qansax Dheere ay keeneyso in...

Dhageyso: Ahlu-sunna oo diidday Qeyb ka mid ah Heshiis ay Horay u Saxiixday

Guriceel (INO) - Maamulka Ahlu-sunna Waljamaaca ayaa diiday Fulinta Qeyb ka mid ah Heshiisyadii ay Dowladda Federal-ka ah kula Galeen Guriceel. Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Talada...

DEG DEG:Duqeymo dhanka Cirka ah oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Baraawe (INO) -- Duqeymo dhanka Cirka ah ayaa Goor-dhow waxay ka dhaceen Deegaanno ku yaalla Gobolka Shabeellaha Hoose, ee Koonfurta dalka Soomaaliya. Diyaarado kuwa aan...

RW CCC Sharma’arke oo socdaal degdeg ku tegay Addis-Ababa

Adis(INO)Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa socdaal aan hore loo sii qorsheyn oo degdeg ku tegay dalka...

Xildhiban arrin yaab leh kala Kulmay Madaxtooyada ka sheekeeyay

Muqdisho (INO)  Xildhibaan Maxamed Maxamuud Kulalihi oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa jirdil kala kulmay madaxtoyada Soomaaliya kadib markii uu iski dayay inuu la...

Saraakiisha amniga Jubbaland oo sheegay iney xaqiijiyeen Nabadgalyada Kismaayo

Kismaayo(INO) Saraakiisha ciidamada amniga maamulka Jubbaland ayaa sheegay iney xaqiijiyeen sugida amniga magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland,taliye ku xigeenka ciidamada booliska degmada Kismaayo...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...