UPDATE:Sarkaal ka tirsan Shabaab oo lagu dilay weerar xagga cirka ah
Gedo(INO)-Sarkaal ka tirsan Ururka Al Shabaab, ayaa casir liqii galabta lagu dilay weerar xagga cirka ah, oo la rumeysan yahay inay fulisay mid ka...
UN Special Representative for Somalia condemns attack in Baidoa
Muqdisho(INO)-PRESS STATEMENT 09/2015 ,Mogadishu, 12 March 2015 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG), Nicholas Kay, condemns, in the strongest...
Daawo: Dowlada KGS Oo Soo Bandhigtey Meydadka Ragii Soo Weerarey Madaxtooyada
Baydhabo(INO)-Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ayaa waxaa lagu soo bandhigay meydadka saddex ka mid ah Xoogagii Shabaabka ka tirsanaa, ee maanta weeraray Madaxtooyada...
Dhageyso: Wasiirka Amniga Ee KGS Oo Ka Warbixiyey Weerarkii Lagu Qaaday Madaxtooyada Baydhabo
Baydhabo(INO)-Dowlada Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay weerar maanta Al-shabaab ay ku qaadeen madaxtooyada maamulkaasi ee magaalada Baydhaba, halkaasi oo ka dhalatay khasaare dhimasho iyo...
Dhageyso: Dowlada Koonfur Galbeed Maxay ka baran kartaa Weerarkii Madaxtooyada ee maanta?
Baydhabo(INO)-Weerar qorsheysan ayay manta Xarakada Shabaab ee Soomaaliya ka fuliyeen Aqalka Madaxtooyada ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, inkastoo aysan gaarin yoolkii ay doonayeen oo ahaa...
Al Shabaab gunmen storm Southwest state palace,10 killed – INO
Baidoa (INO)- Southwest State President Sharif Hassan Sheikh Adan and other high ranking officials escaped unharmed after heavily armed Al Shabaab militants stormed a...
Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyey Weerarkii Madaxtooyada Dowlada KGS
Baydhobo (INO) -- Kooxda Al shabaab ayaa sheegatay Mas'uuliyadda Weerar Culus oo ka dhacay Maanta oo Khamiis ah Xarunta Madaxtooyadda Maamulka Koonfur Galbeed ee...
DEG DEG:Ciidamada Itoobiya Oo Dhamaan Laayey Kooxdii Soo weerartey Madaxtooyad KGS
Baydhabo(INO)-War degdeg ah oo naga soo Gaaray Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay laayeen kooxdii weerarka soo qaadeen isla Markaana Ka Tirsanaa...
DEG DEG: Ciidamada Itoobiya Oo Isku Geedaamey Madaxtooyada KGS + meydad badan oo dhexyaalo...
Baydhabo(INO)-warar dheeraad ah ayaan ka soo baxaya weerar culus oo kooxda al-shabaab ay qaadeen xarunta madaxtooyada dowlada koonfur galbeed soomaaliya.
kooxda ayaa weerar ku galiyey...
DEG DEG:Rasaas iyo Qaraxyo ka Socda Madaxtooyada KGS+ 9 Meydad ah Dhex yaallo
Baydhabo (INO) - Guriga Madaxtooyada magaalada Baydhabo waxaa hadda ka Socota Rasaas Xoog leh, waxaana la shaaciyay in dhimasho ay Jirto Madaxtooyadana ay kasocto...
DEG DEG: Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Baydhabo oo la weeraray
Baydhabo(INO)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in qaraxyo iyo rasaas xooggan laga maqlayo xarunta madaxtooyada maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya.
Weriyaha...
Xasan Sheekh oo ku gacanseeray la kulanka tiro xildhibaanada Hawiye
Muqdisho(INO)-Wararka ka imaanaya Xarunta Madaxtooyada Somalia, ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia Xassan Sheekh Maxamuud uu ku gacanseeray la kulanka Tiro Xildhibaano ka tirsanaa...
Top News: Khilaaf ka dhex curtay RW, CC iyo Faarax C/qaadir maxa La...
Muqdisho(INO)-Ilo wareedyo ka tirsan Xafiiska Ra’isul wasaaraha Dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa sheegaya in Khilaaf hoosaad uu xiligaani ka dhextaagan yahay Ra’isul wasaaraha...
Xildhibaano ka tirsan BFS oo gacan ka geysanaya xulida xildhibaanada Jubba
Kismaayo(INO)-Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Xildhibaan Maxamed IIdle ayaa bilaabay dhaq dhaaqaaq ay ku doonayaan inay kula taliyaan Odayaasha iyo maamulka...
Ciidamada ONKOD ee wajiyada u duuban oo wadada Maka Al-Mukarama lasoo dhoobay
Muqdisho(INO)-Ciidamada ONKOD ee Nabad Suggida ka tirsan, ayaa saaka lagu daadiyay wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Soobe iyo KM4 ee...
Madaxweynaha Khaatumo Proff. Galeyr Oo Somaliland u Hanjabay!
Muqdisho(INO)-Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr ayaa si aan la arag waxa uu ugu hanjabay maamulka Somaliland, gaar ahaan ciidamada ka jooga degmada...
Dhegeyso :Puntland Oo Loo Diray Fariin Cabsi Leh + Masuul Caan ah Oo Hadlay
Garowe(INO)-Suldaan Abdicasiis Omar Daad (Suldaan Beyle) ahna Gudoomiyaha dhaqanka Somaaliyeed ergada fadhida shirka maamul usameynta gobalada dhexe, Kana soo jeeda magaalada Caabduwaaq oo waraysi...
Dhageyso:“Waan Heynaa Ninkii Fuliyey Qaraxii Makkah Al-mukarrama”
Muqdisho (INO) - Afhayeenka Booliska Qaasim Axmed Rooble ayaa sheegay in ay Gacanta ku hayaan Ninkii ka Dambeeyay Qarax ka dhacay Muqdisho, kaasoo sida...
UPDATE:Qarax Culus oo ka dhacay Hotel Makka Al Mukarama ee Muqdisho
Muqdisho (NO) -- Ugu yaraan Hal ruux ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday 5 kalena ay ku dhaawacmeen Qarax Gaari oo Caawa Fiidkii ka...
Ururka Al Shabaab oo xoogiisu uu isaga baxay deegaanka Toora Toorow
Toratora(INO)-Xoogaga Ururka Al Shabaab, ayaa xoogoodu baneeyay deegaanka Toora Toorow oo dhaca duleedka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Xoogagii Shabaabka ee xalay qabsaday Degmada...
















