Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar
idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...
Xog hoose:Teliyaha Hogaanka Dabagalka NISA Gedo lagu wareejiyey
Hardankii u dhaxeeyey DF iyo maamulka Jubaland ee Gobolka Gedo ayaa waji cusub galey kadib markii DF kuwereejisey ciidanka Gedo, Teliyaha Hogaanka...
NEWS Madaxweyne Qoorqoor Oo Si Deg Deg Ah Ugu Laabtay Magaalada Dhuusamareeb
Idale news (INO): Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Xildhibaano iyo Senataro ka tirsan Aqalka Sare ayaa goordhow gaaray...
Kashifaad: Wax ka Ogow Amarrada ladul dhigey RW Rooble intii uu socdey kulankii Habar-Khadiija
faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kulamo Xasaasi ah oo kadhacey Xaruunta Habar-khadiija oo fadhiisin u ah Hay’ada NISA, kulankaasi oo...
Madaxweynaha Koonfur Galbed Soomaaliya Oo Si Ba’an U Weerarey Madaxweynaha Puntland
Muqdisho (INO) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Somalia Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas, xili...
FAAHFAAHIN: ALSHABAB OO DAGAAL QARAAR DHAXMARAYA IYO QASAARE KADHSHEY
Wararka Ka imaanaya Deegaanka Biyamaalow oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaal Qaraar oo u dhaxeeya Dagaalamayaasha Alshabaab uu halkaasi...
Sare u kac ku yimid sarifka Doollarka oo sababay inay xirmaan suuqyada Garoowe
Garowe(INO) — Ganacsatada yar-yar ee Magaalada Garoowe, ayaa maanta Albaabbada u laabay Ganacsigoodii kaddib markii uu kor usii kacay Sarrifka Doollarka oo loo sababaynayo...
Dowxa: Teliyaha NISA iyo Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta oo Gaarey Dalka Qatar.
Wafdi uu hogaaminaayo Teliyaha Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka uuna ku weliyo Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta ayaa gaarey Magaalada Dowxa ee Dalka...
XOG XASAASI AH:NISA OO QORSHE UDEJISEY DOORASHADA IYO 9 MALYEN OO MUQDISHO SOO GAARTEY.
Qaar kamid ah warbaahinta madaxbaan ayaa ogaatey Qorshe halis ku ah Doorashada lafilaayo in ay ku qabsoonto Dalka Soomaaliya dhamaadka Sanadkan 2020.Ilo...
Xog: YAA BIXIYEY TELADA LAGU DHISEY HOGAANKA DABAGALKA SIYAASIYIINTA NISA
Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa ujeedada kadanbeysa magacaabista Hogaankan.
Hogaanka dhawaan ay hirgalisay Hay,adda Nabada sugiga NISA ayaa...
JILIB: MADIXII AMNIGA DIBADA ALSHABAAB OO LAKHAARIJIYEY.
Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in lakhaarijiyey Madaxii Amniga Dibada Dhaqdhaqaaqa Alashabaab.
Duqeyn...
XOG XASAASI AH: NISA OO HOGAAN CUSUB U MAGACAWDEY DABAGALKA SIYAASIYIINTA MUCAARADLA AH
Xog hoose oo aan ka helnay saraakiil sarsare kana tirsan Hay’ada NISA ayaa sheegaya, in agaasimaha NISA Fahad Yasin uu Dhisay hogaan...
SHAQA NOOCEE AH AYEY QABTAAN HOGAANKA DABA GALKA SIYAASIYIINTA NISA
NISA OO DHISTEY HOGAAN LAGU MAGACAABO HOGAANKA DABAGALKA SIYAASIYIINTA WAXAANA AMREY MD FARMAAJO.shaqooyinka uu qabto hogaankan iyo shaqsiga loo dhiibey.
XOG XASAASI AH: CIIDANKA ILAALADA SHACABKA NISA OO LAHOOS GEEYEY HOGAANKA DABAGALKA SIYAASIYIINTA
Ilo xog ogaal ah oo aan ka helnay Saraakiil sarsare oo katirsan Hay’ada NISA ayaa xaqiijiyey in Ciidanka Ilaalada Shacabka loo yaqaano...
W/Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed oo Go’aan ka soo saartay dhismaha rugta Ganacsiga iyo Warshadaha...
Idalenews:Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sida tan.
*Markii aan arkay sharci No.22 Taariikh 2 Nov.1985
Markii aan arkay qodobka 10aad farqadiisa 4aad ee xil haynta mudada maamulka...
J/Dhexe: Duqeymo Xooggan oo lagu beegsadey saraakiil Al shabaab ah.
wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in caawa Duqeymo Xooggan dhanka hawada ah lagu qaadey Degmooyinka Bu”aale iyo Salagle.
WAR DEG DEG AH: DUQEYMO LAGU KHAARIJIYEY AMIIRO IYO DAGAAL YAHANO KATIRSAN ALSHABAAB.
Duqeymo xoogan ayaa caawa ka kala dhacey degmooyin katirsan Jubooyinka iyo Deegaanka Haway ee dhaca Gobolka shabeelaha Hoose.
Degmada...
WAR DEG DEG AH: AMIIRO ALSHABAAB AH OO DUQEYN LAGU DILEY.
faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Duqeymo Diyaaradeed oo kadhacey Deegaano ka kala tirsan Gobolada Baay, Shabeelaha Hoose iyo Degmada Jamaame...
JILIB: FAAH FAAHIN WEERAR LAGU DILEY WAALIGA ALSHAAB EE JILIB.
Wararka naga soo gaaraya Degmooyinka Jilib iyo Jamaame oo dhaca Koonfurta soomaaliya ayaa sheeegaya Duqeymo lagu diley Amiiro katirsan Dagaal yahanada Alshabaab.












