Dhageyso BBC:Biyo la’aan Bahsan oo laga soo sheegayo Buur-Hakaba

0
311

Buurhakaba(INO)-Biyo la’aan ba’an ayaa laga soo sheegayaa magaalada Buur Hakaba iyo dhulka miyiga ah ee ku xeeran kaddib markii ay gureen inta badan ceelashii iyo warihii ama balliyadii biyaha laga cabi jiray ee deegaankaasi.

150310044834_somalia_water_shortage_640x360_bbc_nocredit

Fuustadii biyaha ah ayaa haatan waxaa lagu kala iibsadaa boqol kun oo shilin Soomaali ah oo u dhiganta Shan dollar, qiimahaasi oo asyan awoodin dadka ku nool Buur Hakaba oo u badan dan yar.

Halkaan ka dhagayso Biyo la’aanta kajirta Buur-Hakaba:

Idale News Online, Buurhakaba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here