Thursday, October 8, 2026

WARARKA MAANATA

ENGLISH IN NEWS

2,770FansLike
1,451FollowersFollow
28,800SubscribersSubscribe
  output_UhhN6z

Maanta oo ah Maalinta Cudurka Sonkorowga Caalamiga ah

Baydhabo(INO)-Maanta oo ku beegan taariikh 14 bisha Nofeembar ayaa waxaa loo dabbaal dagayaa daafaha caalamka oo dhan dadaalada looga soo horjeedo cudurka Sonkorowga ama...

Dr.Dufle oo ka hadlay qaabka looga hortagi karo cudurka Kaduudiyaha iyo habka loo daweeyo

Muqdisho(INO)— Dr. Cismaan Max’uud Dufle oo ka tirsan dhaqaatiirta Soomaaliyeed, Barrena ka ah Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Banaadir ayaa ka hadlay dhibaatada cudurka Soomaalidu...

BREAKING: Somalia’s electoral body dismisses re-election of Sports Minister

Somalia’s electoral body has dismissed the victory of Somalia’s minister for Youth and Sports, Mohamed Abdullahi Noah in parliamentary election that took place on...

Cambaarta

Cambaarta waxey kamid tahay caabuqyada ku dhaca maqaarka, waxay caan ku tahay jaan maqaarka kamid ah oo guduud/casaan noqota, biyo gala maqaarka, iyo cuncun...

Sport news

Daawo: Warbahinta Maraykanka oo Qaadaa dhigay gabadh Soomaliyeed oo Heshay 8-Dugsi oo ay adkayd...

MN(INO)-Munira Khalif oo ah gabadh Soomaaliyeed oo ku jirto da’da 18 jirka, ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo ay aqbaleen Sideeda...

Dhageyso: Xildhibaanno”Ra’iisul Wasaarahu ha iscasio Axada ka hor”

Xildhibaanada Mooshinka ka wada Ra’iisul Wasaaraha Xukuamadda Soomaaliya  C/wali Sheikh Axmed Maxamed ayaa ka hadlay Arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin Go’aankii Gudoomiyaha...

Daawo:Sirdoonka Somalia oo Sameeyay Arrin Ay Ku Farxeen Shacabka Somaliyeed

Muqdisho(INO)-Wararka ka imaanayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ay howlgal ay ka sameysay Muqdisho ku burburisay shabakad argagixiso, iyadoo...

DEG DEG: Weerar ka dhacay Dalka Kenya, 36 ruux la dilay & Alshabaab Oo...

Kenya(INO)-Ku dhawaad 36 ruux ayaa lagu dilay weerar cusub oo saaka ka dhacay duleedka degmada Mandheere ee waqooyi bari dalka Kenya, sida saraakiil deegaanka...

President holds emergency meeting with regional leaders to address humanitarian crisis

President Mohamed Abdullahi Farmajo held an emergency meeting with representatives from regional states and international partners to discuss the ongoing relief effort for the...

Recipes

Obama: Ruushka ha ka baxo Ukraine

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa ugu baaqay Ruushka inuu ciidammadiisa kala baxo gobolka Crimea ee dalka Ukraine. Obama ayaa hindisay in la dhiso guddi komeerayaal...