Gunmen Kills Former Ministry of Planning Staff Member – INO
Muqdisho(INO)-Unidentified militias shot dead a former employee of the Ministry of Planning in Mogadishu’s Darkenley District especially at Maalim Nuur neighbourhood.
The deputy commander of...
Dhageyso:fartaag oo ka hadlay halka uu marayo dhismaha Baarlamaanka Jubbaland
Kismaayo(INO)-Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Jubba C/llaahi Sheekh Cismaaciil Fartaag ayaa Sheegay in dhismihii Baarlamaanka Jubbaland uu marayo heer gabo gabo ah ,ayna ku rajo wayn...
Madaxweyneyaasha Uganda iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay arrimo muhiim u ah Labda...
June 24 (idalenews)— sida tuweetarkiisa kucad Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa caawa kulan ku...
Dad haraad ugu geeriyooday gobolka Galgaduud/
Ugu yaraan labo qof ayaa la xaqiijiyay inay haraad owgiiis ugu dhinteen Galgadud halka labo kalena sidoo kale isla haraadka u dhinteen maalmahii lasoo...
Xulka Qaranka Somalia oo guul daradii ugu horeysay ka soo hooyey kulankii ay Burundi...
Xulka qaranka Burundi ayaa galabta 2-0 kaga badiyay xulka Soomaaliya kulan ka tirsanaa tartanka xulalka bariga iyo bartamaha Africa oo ka dhacay magaalada Machakos...
Daawo:Wasiirka cusub ee Wasaarada Amniga oo maanta xilkaasi la wareegay
Muqdisho(INO)-Wasiirka cusub ee Wasaarada Amniga gudaha C/risaaq Maxamed Cumar, ayaa maanta oo Sabti ah si rasmi ah ula wareegay xilkii Wasaaradaasi oo uu kala...
Farmaajo “DFS waa ka gaabisay sugidii amniga ka hor doorashada”
Muqdisho(INO)— Maxamed C/llaahi Farmaajo oo horay u soo noqday Ra’iisul Wasaare, haatanse ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha ayaa ku eedeeyay dowladda...
Dhageyso: Dr. Nuur “Ma jirto cid ku takri fali karta Hantida Qaranka”
Muqdisho(INO)- Dr. Nuur Faarax Jimcaale Hanti dhowraha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin Cid Hantiada kaga faa’iideysan karta xiliga dalka uu ku...
KoofurGalbeed: Wararkii ugu dambeeyay ee Doorashada Madaxweynaha
Waxaa weli ka jira magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay olole siyaasadeed oo iska soo horjeeda kuwaasoo ay wadaan siyaasiyiinta ka soo jeeda Dowlad...
Madaxweyne Xasan Sheekh: ” In kabadan 10 Kun oo soomaali ah ayaa ka qeyb...
New York( INO) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u sheegay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ku dhawaad 14 Kun oo Muwaadiniin...
Dhageyso: Gudoomiye Foode Cadde oo la yaabay gurmad xoogan oo Shabaab ku soo geliyen...
Tiyeeglow(INO)- Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow, Maxamed Cabdalla Xasan (Foodcadde), ayaa wax lala yaabo ku sheegay sida ay maleeshiyada Al Shabaab u soo buuxiyen Degmadaasi.
Gudoomiyaha, ayaa...
Obama oo markale loo doortey inuu noqdo Madaxweynaha Mareykanka & Gobalka Ohio oo guushaas...
Madaxweyne Obama ayaa afar sano kale oo loo doortey in uu noqdo madaxweynaha 44aad ee dalka Mareykanka. Gobalka Ohio oo ah gobalada 9 ah ee dhexdhexaadka ah ayaa guushaas ka qeyb noqdey...
Dhageyso: Ciidamada Alpha Group oo xalay rag ka tirsan Al Shabaab ku qabtay Magaalada...
Ciidanka Alpha Group oo ka mid ah Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee sida gaarka ah u tababaran, ayaa waxay xalay hawlgal gaar ah ay ka...
Daawo:Emirate-ka Carabta oo Dowladda Soomaaliya Ugu Yaboohay Gaadiidka Dagaalka
Muqdisho(INO)-Dowladda Emirate-ka Carabta, ayaa waxay maanta Dowladda Somaliya ugu yaboohday gaadiid, iyadoona ay la wareegen Wasiirka Amniga Gudaha Somaliya, C/risaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha...
Dhageyso: Koonfur Galbeed Oo Macalin Barre Ugu Digtey Bah-dil Uu Ku Sameeynayo Gudiga Abaarka...
Marko(INO)- Wasiirka Gargaarka iyo Naafadda Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Muuse ayaa Ex. Wasiir Macalin Barre oo ka tirsan Mudanayaasha Baarlamanka KGS Ugu Digey Bah-dil...
Dhageyso:Hanti Dhowraha Qaranka Soomaaliya Oo Sheegay in Loo Hanjabay
Muqdisho(INO)-Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale oo Maanta Shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loo diiday Shaqadii uu...
Xoghaye Cabdi Kaafi: “Weli ma aragteen Shabaab dil lagu xukumay?, waa la iibsadaa maxaabiistooda”...
Xoghayaha maamulka gobolka Banaadir C/Kaafi Hilowle Cusmaan ayaa ka dhawaajiyay in maxaabiista Al-Shabaab ee ku jira xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho la iibsado, taasi...
Dowlada Soomaali dacwad culus kusoo oogtay Sirdoonka iyo diyaaradaha dagaalka Holland
Muqdisho(INO)-Wargeyska The Volkskrant ee ka soo baxa dalka Holland (The Netherlands) waxa uu shaaciyey inay Labo nin oo Somali ah ay dacwad ku soo...
Khiyaano Qaran: Xiliga La Qaadi Doono Kiiska Badda Soomaaliya iyo Kenya Oo lagu Aaday...
Muqdisho(INO)- Iyadoo sanadii 2014 ay DF dacwad ka dhan ah Dowlada Kenya u gudbisay Maxkamada Caalmiga QM ee fadhigeedu yahay Netherlands, ayaa waxaa soo...
Daawo: Xildhibaan Yacquub Cali ” Is Sharaxaada Jawaari Waxay Dhabar-Jab Ku Tahay Qadiyada Bulshada...
Baydhabo(INO) -Xildhibaan Yacquub Cali Maxamed oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamankada Federaalka Soomaliya ee ka soo jeeda Degaanada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo...


















