Ciidamada Dowladda oo hal qof ku dilay, laba kalana ku dhaawacay Degmada Buurhakaba
Buurhakaba(INO)-Ciidamada Dowladda Somaliya ee ku sugan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, ayaa waxay maanta ku dileen hal qof, iyadoo laba kalana ay ku dhaawaceen.
Dadkaan,...
Wariyeyaal la Garaacay & Xildhibaan lagu Xadgudubay
Muqdisho (INO) – Wariyeyaal ka Tirsan Warbaahinta ayaa Maanta Madaxtooyada ay ku Garaaceen Ciidan ka Tirsan Ilaalada Xaruntaas oo Xad Gudubna u Geystay Xildhibaan...
Dhageyso:UNDP Oo Gaadiid Ku Wareejisay Xafiiska Rw Soomaaliya
Muqdisho(INO)-Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan hormarinta ee UNDP ayaa maanta Shan Gaari waxa ay ku wareejisay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid.
Gaadiidkaan ayaa Seddax...
Dhageyso: Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Madaxda Warbaahinta iyo NUSOJ
Muqdisho(INO)-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka dhacay Kulan u dhaxeeyay Agaasimayaasha Warbaahinta, Ururka Saxafiyiinta NUSOJ iyo Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.
Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta...
Daawo: Midowga Ardeyda Soomaaliyeed Ee Istanbuul Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiyey Aqoonyahan Eng.Hashim Abdullah Abdi
Istanbul(INO)- Midowga Ardeyda Soomaaliyeed Ee Waxkabarata Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa waxay shahaado sharaf ay Gudoonsiyeen Aqoonyahan Eng.Hashim Abdullah Abdi.
Munaasabada lagu gudoonsiinayey ayaa waxaa...
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo Iclaamiyay Xiliga Diiwangalinta Codbixintu Qabsoomayso
Hargaysa(INO)- Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa iclaamiyay inay diwaangalinta cod bixiyeyaasha bilaabi doonaan bisha July ee sannadkan ama ka bacdi Bisha Ramadaan. Diwaangalinta ayaa...
Daawo:Madaxweyne Shariif Xasan oo maanta safar ku tagey Degmada go’doonsan ee Qansaxdheere
Qansaxdheere(INO)-Xilli Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay ay muddo laba sano ah go’doon ku jirto, ayaa waxaa markii ugu horeysay safar xagga cirka ah ku...
Ugaas Axmed oo dhaliilay Wafdi ka socday Dowlada KGS ee gaaray Shabellaha Hoose
Muqdisho(INO)-Ugaas Axmed Ugaas Sayid Cali oo ka mid ah Ugaasyada Gobolka Shabeelaha Hoose oo la hadlay oo warbaahinta ayaa ka hadlay Wafdi ka socda...
Daawo: Gabar Soomaali Ah Oo Bartamaha Magaalada Helsinki Ku Samaysay Arin Aan Hore Loo...
Helsinki (INO)-Gabar geesiyad Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Helsinki ee dalka Finland oo la yiraahdo Maryan ayaa iyada iyo wiil kale oo Muslim ah...
Dhageyso:Safiirka Soomaaliya Ee Itoobiya u fadhiya oo ka warbixiyay Safarkii Gurceel
Guracel(INO)-Danjira dowladda federaalka Soomaaliya ee dalka Itoobiya Axmed C/salaan Xaaji Aadan oo gaaray degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareb ee gobolka Galgaduud ayaa ka warbixiyey kulamo...
Dagaal Ka Dhacay Deegaanka GoofGuduud Ee Gobalka Bay
Goofgaduud (INO) -- Gudoomiyaha Deegaanka Goofgaduud, ee Duleedka Magaalada Baydhobo Axmed Maxa'ed (Axmed Jadiid), ayaa sheegay in Dagaal uu ka dhacay Deegaanka kadib markii...
Dhageyso: RW, CCC Sharma’arke“Dadka Gobolada Dhexe Nabadda ha qaataan”
Guracel(INO)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ugu baaqay Dadka Gobolada Dhexe inay qaataan Nabadda oo ay isaga yimaadaan dhinaca colaada.
Cumar Cabdirashiid ayaa...
Dhageyso:DF oo fal dambiyeed lagalay u Aqoonsatay gudniink Fircooniga ah
Muqdisho(INO)- Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliyeed Axmed Cali Daahir ayaa ku dhawaaqay iney danbi tahay in Gabdhaha Soomaaliyeed loo gudo Fircooniga,Xeer ilaaliyaha oo ka hadlayey...
Daawo: Madaxweynaha KGS Oo Maanta Gaarey Degmada Waajid
Waajid(INO) — Madaxweynaha Dowlada Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta ka dhoofay magaalada Baydhabo, iyagoo aaday degmada Waajid ee...
Dowlada Mareykanka Oo Xayiraadii Ka Qaaday Sakariye Ismaaciil
Washington(INO)-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si diiran u soo dhoweyneysa go’aanka dowladda Mareykanka ay liiska dadka madaxooda lacagaha abaal marinta dul dhigtey uga qaaddey Zakariya...
Magaalada Baydhabo Janaay Oo Laga xusay Maalinta Haweenka Adduunka
Baydhabo(INO)-Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, ayaa waxaa lagu qabtay xaflad loogu dabbaaldagay maalinta haweenka adduunka oo 8-da Maarso la xuso sanad kasta.
Xaflad lagu...
DhageysoVOA:Dowlada Somalia Oo Adeegsaneysa Diyaaradaha Aan Duuliyaha laheyn
Muqdisho(INO)-Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa markii u horeysay dagaalka ay la galayso ururka xagjirka ah ee al-Shabaab u adeegsan doonta diyaaraddaha nooca aan duuliyaha...
Daawo:Gollaha Wasiirada KGS Oo Ka Doodey Xaaladaha Bini’aadanimo Ee Ka Jira Degmooyinka Buurhakaba iyo...
Baydhabo(INO)-Kulan ay yeesheen Gollaha wasiirada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa looga hadley arimo dhow ah oo ka jira Degaano iyo ka degmooyinka ka tirsan...
Dhageyso: Xasan Sheekh “Ma Aqbaleyno In La Dhibaateeyo Haweenka”
Muqdisho(INO)-Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay Maalinta Haweenka ayaa ka soconeysa Xarunta Gaadiidka Booliska ee Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya, Wasiiro,...
Dhageyso: Dowlada KGS Soomaaliya Oo Sugdey Amaanka Wada Xariirisa Muqdisho Iyo Baydhabo
Baydhaabo(INO)-Waxaa soo hagaagaya amaanka wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baladweyne, ka dib amni darri muddo badan halkaasi ka jirtay.
Gaadiidka ayaa lagu soo waramayaa...


















