Friday, May 23, 2025

Hooyo Soomaaliyeed oo fal argagax badan kula kacday wiil ay dhashay

Ceelbuur(INO)-Wararka naga soo gaaraya Degmed Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacaay fal argagaxbadan oo ay geysatay Hooyo Soomaaliyeed. Hooyadaani ayaa...

Biixi “Somaliland ma hor fariisan doonto Soomaaliya, iyadoo Beesha Caalamka aanay ka qeyb galeyn”

Hargeysa(INO)-Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in aanay mar dambe hor fariisan doonin dowladda...

Siyaasiyiinta iyo Culimada Dam-Jadiid oo ku kala qeybsamay Hal arrin oo xasaasi ah

Muqdisho(INO)-Wararka naga soo gaaraya Villa Somalia, ayaa sheegaya in Madaxtooyada Somalia uu kulan xasaasi ah ku dhexmaray SiyaasiyiintaUrurka Dam-Jadiid kuwooda xilalka hayo iyo kuwa...

Mareykanka oo diyaarad looga soo riday Magaaada Latakia ee dalka Suuriya

Washington(INO)-Militariga Suuriya, ayaa dhulka soo dhigay mid ka mid ah diyaaradaha Drones-ka Mareykanka, xilli ay ku duuleysay hawada dalka Suuriya. Militariga Suuriya oo sheegtay masuuliyadda...

Daawo:Canug dhallan 7 asbuuc oo uu kasoo baxay hadal yaab leh

Muqdisho(INO)-Inanta yare ee Ariana ayaa ka yaabsatay waalidkeed ka dib ay ka baratay sida loo dhaho “I Love You” kaliya ayada oo jirta toddoba...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Magaalada Garowe

Muqdisho(INO)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu gaaro Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Safarka Madaxweynaha uu ku gaari...

Maxaadan Ogeyn Oo Ku Soo Kordhay Dhismaha Baarlamanka Jubba

Kismaayo(INO)-Wararka naga soo gaaraya dhanka Siyaasiyiinta Maamulka KMG Jubba, ayaa sheegaya in xulistii xildhibaanada Baarlamaanka Jubaland ay hada marayso meel gabagabo ah iyadoo tiradii...

Khilaaf mar kale ka dhex curtay Axmed Madoobe iyo Iftiin iyo sababta

Kismaayo(INO)-Wararka laga helaayo Magaalada Kismaayo, ayaa sheegaya in Khilaaf xoogan uu xiligaani ka dhextaagan yahay Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe iyo Siyaasiga Iftiin Xasan...

Zakariye Ismaciil oo qorshe culus laga damacsan yahay iyo Mareykanka oo..

Muqdisho(INO)-Iyadoo dhawaan Liiska argagixisada sida aadka ah loo doon-doonaayo ee Mareykanka laga saaray Zakariya Ismaaciil Xirsi oo loo yaqaano “Zaki”, ayaa waxaa hadana soo...

Daawo:Natiijo hor dhac ah oo laga helay doorashada dalka Israel

Taleviv(INO)-Natiijo hor dhac ah ayaa laga helayaa doorashada Baarlamaaniga ee dalka Israa’iil, inkastoo natiijada la helaayo ay muujinayso in si aad ah la isugu...

Qareenkii daafacayay dhakhtarkii kashifay Osama Bin Laden oo la diley

Istanbul(INO)-Qareenkii hore ee dhakhtar Shakil Afridi oo ahaa qofkii ka caawiyay dowlada Maraykanka in ay helaan halka uu ku nool yahay Osama Bin Laden...

Dhageyso:Soomaaliland oo sheegtay iney Soomaaliya ku dacweeyeen beesha caalamka

Hargeysa(INO) Wasiirka arimaha dibadda Maamulka Soomaaliland Maxamed Biixi Yoonis oo shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa caasimadda Soomaaliland ayaa shaaca ka qaaday iney beesha...

Dhageyso:Wasiirkii hore ee amniga DFS oo ka hadlay waxyaabaha keenay habacsanaanta amniga Muqdisho

Muqdisho(INO) Wasiirkii hore ee amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya C/samad Macalin Maxamuud ayaa sheegay waxaabaha keenay in falalka amni xumo ay kasii socdaan magaalada Mqdisho...

Ciidamada Itoobiya oo galay gudaha deeganada Khaatumo iyo qorshe ay wateen oo fashilmay !!

Buhuudle(INO)-Ciidamada Itoobiya ayaa xalay gudaha usoo galay degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Togdheer. Ciidanka oo sida lagu soo waramayo tiradiisu hayd mid kooban wuxuu...

Daawo:Al-Shabaab oo soo bandhigtay Video Sargaal sare oo looga dilay Duqeyn iyo nin ay...

Muqdisho(INO)-Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horeesay waxa ay soo bandhigtay Muuqaalka sargaal sare oo katirsanaa Kooxdaasi ,kaa oo lagu dilay Duqeyn ay Diyaaradaha aan...

RW, Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo maanta ka dhoofay Magaalada Muqdisho

Muqdisho(INO)-Ra’izul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharamake iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta ka dhoogay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Wafdiga...

Kulan dhexmaray Madaxweyne Xassan Sheekh & Beesha Habar-Gidir oo fashil kusoo idlaaday

Muqdisho(INO)-Warar hoose oo naga soo gaaaraya dhanka Madaxtooyada Somaalia, ayaa sheegaya in kulan dhexmaray Madaxweyne Xassan iyo Siyaasiyiin ka tirsa Beesha Habar-gidir uu kusoo...

Diyaaradaha Dagaalka Dalka Kenya oo Duqeyn Ku Rusheyay Gobolka Gedo iyo Warar Kala Duwan...

Jilib(INO)-Diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ayaa duqeyn ba’an waxa ay ka geysteen deegaano badan oo ka mid ah gobalka Gedo, halkaasi oo waxyeelo ay...

Madaxweynaha Dowlada KGS iyo Wefidi Uu Hogaaminayo Oo Ku Wajahan Dalka Qatar

Muqdisho(INO)- Sida Ilo Xog Ogaal ahi  ay u xaqiijiyeen Warbahinta Idale News Online Waxaa lagu wada in Garoonka diyaaradaha ee Adan Cadde Madaxweynaha ay...

Itoobiya Oo Shuruud Adag Ku Xirtay Wadahadal Ay La Gasho Jabhada Wadaniga Xureynta Ogadenia...

MN(INO)-Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa shuruud adag ku xiray wadahadal ay la galaan ururka ONLF ee dagaalka mudada dheer kula...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...