Thursday, December 18, 2025

Beesha caalamka oo wadda olole ka dhan ah Xasan Sheekh iyo qorshe uu damacsan...

Muqdisho(INO)-Wakiilka Qaramada Midoobey u qaablisan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa olole balaaran ugu jira sidii dowladda Federaalka ee hadda jirta waqtigeeda loogu ekeyn lahaa isla...

Khaalid Cumar “Waxa wada hadlaya waa Soomaali, ma ahan in Ajnabi loo yeero sidii...

Muqdisho(INO)-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada Soomaaliya Khaalid Cumar Cali ayaa ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray Maamulka Somaliland ee ahaa in aanay marnaba la fariisan...

Nicholas Kay “Ma jiri doonto muddo kororsi ay sameystaan Madaxda dowladda”

Muqdisho(INO)-Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa sheegay inay jiri doonin muddo kororsi ay sameystaan Madaxda dowladda Soomaaliya, isagoo rajo ka muujiyay...

Daawo:Weerar ka dhacay Magaalada Gothenburg ee dalka Sweden

Copenhegan(INO)-Ugu yaraan laba ruux, ayaa ku dhimatay, tiro kalana waa ay ku dhaawacantay, markii weerar hubeysan xalay lagu qaaday maqaaxi ku taala Magaalada Gothenburg...

Diyaarado dagaal oo duqeeyay guriga uu degen yahay madaxweynaha Yemen

Cadan(INO)-Diyaarado dagaal ayaa duqeyn ka geystey dhismaha uu ka degen yahay magaalada Caden madaxweynaha Yemen Abdrabbuh Masour Hadi. Saraakiil ku sugan dalka Yemen ayaa waxa...

Dhageyso Radio Idale: Gudoomiyaha Deegaanka Goof-Gaduud Ee Gobolka Bay Oo U Hanjabey Al-shabaab

Baydhabo(INO)-Maamulka deegaanka Goofgaduud ee gobalka Bay ayaa sheegay in ciidamada Kooxda  Al-shabaab aanay marna damac kasoo galayn in duulaan ay kusoo qaadaan deegaankaasi oo...

Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Lagu Cadaadinaayo Hal arrin Oo Muhiim Ah

Muqdisho(INO)-Wararka naga soo gaaraya Madaxtooyada Somalia ayaa sheegaya in halkaasi kulan uu albaabada u xiran yahay ku dhexmaray Madaxweyne Xassan Sheekh iyo Xubno ka...

Tarsan oo shaaciyey sir ku saabsan in reer galbeedka ay ku qasbayaan DFS

Muqdisho(INO)-Iyadoo ay jiraan dhaliilo farabadan oo loo jeedinaayo Dowlada Federaalka ah ee Somalia, ayaa waxaa dhaliil ceynkaasi ah soo jeediyay Gudoomiyihii hore ee Gobolka...

Col. Bare Hiiraale Oo Sheegey In Dalka Soomaliya uu Ku jiro Gumeysi Siyaasadeed

Muqdisho(INO)-Col. Barre Hiiraale oo sheegta inuu yahay madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa sheegay in xiligaani uu dalka ku jiro gumeysi la siyaasadeeyay. Barre waxa uu sheegay...

Mareykanka oo War Cad Kasoo Saaray Hogaamiye Sare oo Ka Tirsan Shabaab oo Dhawaan...

Washingtong(INO)-War qoraal ah oo goordhow kasoo baxay waaxda Difaaca mareykanka,ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in Duqeymihii ka dhacay degaanka Diinsoor ee gobalka aay lagu Khaarijiyay...

Wasiir Hore Oo shaaciyey arrin ay DF sameysay oo ugu wacan amni-darrida Muqdisho

Muqdisho(INO)-Wasiirkii hore ee arimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumada C/welli Gaas, C/samad Macalin Maxamuud Sheikh Xasan, ayaa ka hadlay waxyaabaha keena amni darada ugu...

Xaashi Ugaas”Axmed Madoobe wax ugama harsana inuu carruurta ka dhigo xildhibaanno”

Kismaayo(INO)-Xaashi Ugaas oo kamid ah Odayaasha ka qeybqaadanaayo shirka lagu soo xulaayo Xildhibaanada Barlamanka Juba ee ka imaanaya Gobolka, ayaa sheegay in Nidaamka xulasho...

Madaxweyne Dr.Gaas oo ku fashilmay Siyaasado gaar ah oo uu ka lahaa Dowlada Fedederaalka

Garowe(INO)-Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Gaas ayaa ku gacanseeray wada hadal qadka Telka uu kula qaadanaayay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud. Wararku waxa ay sheegayaan in C/weli...

Dhageyso Radio Idale: Kooxda Al-shabaab Oo Fal Naxdin Leh Ka Geysatey Gobolka Bakool

Xudur(INO)-Ururka Al Shabaab, ayaa xukun qoor goysmo ah ku fuliyay laba ka mid ah ganacsatada ku dhaqan Gobolka Bakool, markii ay diideen bixinta lacago...

Beelaha Raxanweyn Ee Gobolka Gedo Oo Dhaliilsan Hanaanka xulista Baarlamanka Jubba

Luuq(INO)-Odayaal iyo Waxgarad  ka soo jeeda Beesha Raxanweyn oo kulan ku yeesheen Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay kasoo horjeedaan sida...

Daawo:Askari kamid ahaa ciidanka cirka Mareykanka oo la qabtay isagoo ku biiri raba kooxda...

New York(INO)-Askari katirsanaan jiray ciidanka cirka ee Mareykanka magaciisana lagu sheegay Tairod Nathan Webster Pugh ayaa la sheegay in la qabtay isagoo kusii jeeda...

Kenyan oo Duqeyn ka fulisay Gobolka Gedo & Hooyo iyo Caruurteeda oo ku dhintay

Garbahaarey (INO) -- Ciidanka Kenya ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa Duqeyn Madaafiic ah ka geestay Deegaanno dhowr ah oo ku yaalla Gobolka Gedo,...

Daawo:Madaxweynaha Somaliya oo warqadaha aqoonsiga ka qabtay Safiirka cusub Norway ee Somaliya

Muqdisho(INO)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomey danjiraha cusub ee Boqortooyada Norway u fadhin doona Soomaalya Mr....

Dhageyso Radio Idale:Dawladdaha Soomaaliya iyo Qadar oo heshiis cusub kala saxiixday

Doha(INO)Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa maanta la kulmay Ra’iisul...

Madaxweyne Dr. Gaas Oo Wado Qorshe Ka Dhanka Ah Maamulka Khaatumo State

Garowe(INO)-Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa qorshe aan caadi ahayn ka damacsan maamulka Khaatumo State oo dagaal kula jira Somaliland, halka loolan siyaasadeedna kala dhaxeeyo dhanka...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...