Warbixin:Maxaa Ka soo Bixi Doona Doorashada Dalka ISRA’EL?
Taleviv(INO)-Shacabka Isre’al oo baqdin weyn ka hayso amaanka ayaa saaka udareeray goobaha cod bixinta oo amaankooda aad loo adkeeyey, waxa ayna dooran doonaan Hogaamiyaha...
Dibad bax Weyn oo looga Horjeedo Xaalufka Kheyraadka Badda oo ka Dhacaya Muqdisho
Muqdisho (INO) – Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa Maanta waxaa ay soo Qabanqaabiyeen Dibad bax weyn, kaasoo looga soo Horjeedo Xaalufka lagu hayo Kheyraadka...
Macalin Dugsi Oo Lagu Toogtay Baladweyne iyo warar hordhac ah oo sheegaya..
Baledweyne(INO)-Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo hubeysan xalay magaalada ay ku weerareen Macalin dugsi.
Weerarka macalinka lagu qaaday...
Soomaalida Koonfur Afrika oo dacwad naxdin leh laga gudbiyey iyo halis jirta
Ceptown(INO)-Markii hore been-abuur ayaan u malaynaynay inay Soomaalida ina dilaan, balse sanadkaan ayey si toos ah iskusoo bandhigeen oo si bareer ah shaashadaha iyo...
Xildhibaan Fowsiya oo wadda qorshe ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheikh & mowjado siyaasadeed
Muqdisho(INO)-Xog hoose oo aan ka heleyno Siyaasiyiin ku dhow dhow Wasiiradii hore ee arimaha debeda Somalia ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia Fowsiya Yuusuf...
Al-Shabaab oo xabsi dhigtay qaar ka mid ah horjoogayaasheeda + Magacyada !!
Jilib(INO)-Wararka deegaanada ay maamusho Maleeshiyada Alshabaab, ayaa sheegaya in Saraakiisha Amniyaadka Kooxda ay xabsiga dhigeen Horjoogayaal ka tirsanaa Alshabaab.
Amniyaadka Kooxda ayaa Horjoogayaashani ku xiray...
Ciidamada Barre Hiiraale oo xabsi lagu guray, Kismaayo & arrin ay shaaciyeen
Kismaayo(INO)-Saraakiisha ciidamada Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa cabasho ka muujiyay dhibaatooyin ay sheegeen iney ku hayaan saraakiisha Kenya iyo kuwa Axmed Madoobe.
Mid kamid ah...
Wararkii Ugu Dambeeyey Qarax ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (INO) -- Qarax loo adeegsaday Bamka Gacanta ayaa waxaa lagu weeraray Mas'uul katirsan Maamulka Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir oo lagu magacaabo C/qaadir...
Daawo: Wasiirka Qorsheynta Ee DFS iyo Wasiirka War Faafinta KGS Oo Ay Ka Hadleen...
Baydhabo(INO)-Shir looga hadlayay qorshaha Hiigsiga cusub ee Soomaaliya ayaa goor dhaw lagu soo xiray magaalada Baydhabo ee gobalka Baay, gaar ahaana Madaarka magaaladaas, iyadoo...
Ex.Wasiir Goodax Barre Oo Fashilay Sir Naxdin Badan Uu Ka Haayay Kooxda Damul-Jadiid !
Muqdisho(INO)Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo Wareysi siiyey Idaacada Goobjoog ayaa sheegey in maamulada KMG ah ee dhisan aysan ahayn...
Sacuudiga oo Nuclear sameysan doono, haddii kan Iran uu caalamka aqbalo
Riyadh(INO)-Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ka digtay heshiis kasta oo laga gaaro barnaamijka hubka nukliyarka ee Iran.
Mid ka mid ah madaxda sare oo ka tirsaan...
Dowlada Britain oo safiir cusub u soo magacawday dalka Soomaaliya
London(INO)-Dowlada UK ayaa u soo magacawday safiir cusub dalka Soomaaliya iyadoo safiirkana ay tahay haweeney lagu magacaabo Harriet Mathews.
Safiirkan cusub ayaa waxa ay bedelaysaa...
Xog dheeraad ah oo laga helay qoyskii ka koobnaa lixda qof ee lagu laayey
Luuq(INO)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilal dad rayid ah loogu geystay duleedka degmada Luuq ee gobolka Gedo, kaasi oo dhacay subaxnimadii shalay.
Qaar kamid...
Daawo:Baydhabo Janaay Oo Lagu Soo Xirey shir Hiigsiga Cusub Looga Hadlaayay
Baydhabo(INO)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu soo geba gebeeyay shir looga hadlaayay arrimaha hiigsiga...
Daawo:Qabrigii uu ku aasnaa Madaxweynihii hore ee Dalka Ciraaq Saadaam Xuseen oo la bur...
Tikrite(INO)Magaalada Tikriit uu ku dhashay Madaxweynihii hore ee Dalka Ciraaq Saadaam Xuseen waxaa kasocda dagaalo culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada Ciraaq oo taageero...
Madaxweynaha Dowlada KGS Oo Wado Qorshe cusub Oo Amaanka Madaxtooyada Ah
Baydhabo(INO)-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhaba, ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan uu wado qorsho uu xilalka uga xayuubinaayo...
Askari fal geesinimo badan sameeyey Muqdisho kana yaabsaday AMISOM
Muqdisho(INO)-Askari ka tirsan ciidamada nabad sugida Soomaaliya ayaa shalay arin geesinimo leh ka sameeyay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir.
Arinta ayaa...
Amisom oo arin laga xumaado kula kacaday dad shacab ah
Qoryoley(INO) Sida ay ku waramayaan dadka deegaanka waxaa duleedka degmada Qoryooleey lagu arkay seddex ruux oo meyd ah kuwaasi oo labo kamid ah qoorta...
Hanti Dhowraha Qaranka Oo Ka Hadley Waxyaabihii U Qabsoomey Xafiiskiisa
Muqdisho(INO)Hanti Dhawrka Guud Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa maanta ka warbixin hawlaha u qabsoomey xafiiskiisa, wuxuuna sheegey in hawlo badan ay u qabsoomey, markanina...
Xog ka cusub xariga Abdi Ileys + Xasan oo ku lug leh iyo dadaalka...
Muqdisho(INO)Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa xariga Cabdi Ileys oo ka tirsanaa Saraakiisha Militeriga Somalia.
Cabdi Ileys ayaa waxa uu xiligaani ku xiran...