Tuesday, August 26, 2025

22 Sano ka dib Caruurta Soomaaliyeed oo loo furey Meel ay ku cayaaraan

Waxaa lagu guuleystay in la furo Darjiin ay Caruurtu ku cayaaraan oo laga hirgaliyay Xerro Qaxooti oo hos tagta Hey’adda Bisha Case e Turkiga...

Qoyska Aduunka ugu tirada badan? + Sawiro

Meeqa wiil ama gabdhood ayaa kula dhalatay? Haddii su’aashaa lagu weydiiyo, waxaa laga yaabaa inaad ku jawaabtid, 3, ama 4, amaba 5 aad gaarsiiso...

Daawo: Wasiirada Arrimaha Dibada ee Kenya iyo Somalia oo Nairobi kulan looga hadlaayey Jubooyinka...

Labada wasiir arima dibadeed ee Kenya iyo Somalia Aamina Maxamed iyo Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa lagu wadaa in maanta  ay kulmaan iyagoo sida...

Ciidamada Sierra Lione ee dhowaan gaarey Muqdisho ayaa lagu wadaa iney u duulaan Kismaayo...

Ayadoo dhowaan magaalada Muqdisho ay soo gaareen ciidamo ka socda dalka Sierra Leone una gudbeen magaalada Kismaayo ayaa hogaanka sare ee AMISOM waxa ay...

Prof Samatar oo Hargeysa ku wajahan iyo Diyaargarow lagu soo dhaweynaayo oo halkaasi ka...

Diyaargarow xoog leh oo lagu soo dhoweynayo siyaasiga Prof Axed Ismaaciil Samatar ayaa waxaa ay ka socotaa magaalada Hargeysa oo uu maanta tegayo. Soo dhoweynta...

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Fiqi dhibaatada shacabka kismaayo heysato waa isgaarsiinta oo hawada laga...

  Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaalada magaalada, isagoo ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay intii...

Faroole”Jubbaland wax walbo ayaan ku taageeri doonaa,dowlada Soomaaliyana caalamka ayaan ku dacweyney,tilaabo ayay Putland...

  Faroole”Jubbaland wax walbo ayaan ku taageeri doonaa,dowlada Soomaaliyana caalamka ayaan ku dacweyney,tilaabo ayay Putland qaadi doontaa” Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu qabtay...

Daawo: Dood kulul oo ku saabsan Waxqabadka iyo dhaliilaha dowlada Somalia leedahay

Daawo dood kulul oo dhaxmarysa dhinacyo iska soo horjeedo oo taageerada iyo dhaliisha dowlada is dhaafsanaaya. Doodaan ayaa waxaa qeybinaayo wariye Nadara, waxay ka...

Ciidamada dowlada oo saakey howlgal ka sameeyey guryo ku yaala xaafadaha ay ka kooban...

Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa saakay ku jarmaaday guryaha xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Warta Nabada ee magaalada Muqdisho ayagoona howlgal balaaran...

Ambassador Mahiga oo dib ugu noqonaayo New York, Wareysi lala yeeshayna ku sheegey arrimo...

Wakiilka gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augsutine Mahiga oo xilka ka degaya maalinta Isniinta oo ay bisha ku beegan tahay 3-da bisha...

Qaramada Midoobey oo ka hadashey isjiidjiidka Kismaayo, dhinacyada siyaasada isku haayana ugu baaqdey wada...

Ku Xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey, oo ka qeyb galay shirkii Somalia ee lagu dhawaan lagu soo gabagabeeyey dalka Japan, ayaa si kooban...

Soomaalida degan wadanka South Africa oo xaalada amaan daro oo adag la soo gudboonaatey+...

Soomaalidda ku nool Dalka South Afrika ayaa ku suggan khatar nololeed, Iyadoo Dhimashadda la shegay Soomaalidda soo gaadhay illaa hadda dhowr tahay meesha qaar...

Qaar ka mid ah Wafdigii dowlada Somalia oo muddo 7aad ah ku sugnaa Kismaayo...

Wafdigii dowlada Somalia oo muddo 7aad ka badan ku sugnaa magaalada xeebta ah ee Kismaayo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada...

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose C/qadir Siidi oo lagu eedeeyey inuu ku lug leeyahay Isbaheysi...

Xigasho www.http://daafeet.com/?p=7040 Kulan lagu abuuraayo isbaheysi cusub oo  socon doona muddo seddex cisho ah  isla markaasna u dhaxeeya beelaha Jufada Ceyr ee beesha Habargidir iyo...

Madaxweynihii hore dowladii KMG C/qaasim Salaad oo amaaney horumarka dowladu Somalia ee dhinacyada Siyaasada...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr.  Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa Dowlada Federaalka Soomaaliya ku amaanay horumarada dhinacyada badan leh oo ay ku talaabsatay,  isagoo...

Taliyaha Ugu Sareeya Ciidanka Kenya oo iska riixey eedeynta Dowlada Somalia ee ah ...

Generaalka ugu sarreeya Ciidamada Kenya ayaa markii u horeeyay si toos ah uga hadlay arrimaha Jubba land . Gen Julios oo ka hadlayay Munaasibad qalin...

Kulan hordhac ah oo Madaxweynaha Somaliaiyo wafdigiisa la yeesheen Ra’iisul Wasaaraha Japan + Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Japan Mudane Shinzo Abe, kulankan oo ka dhacay magaalada Yokohama iyadoo...

Ethiopia oo dhisaysa biyo xireenka Wabiga Nile iyo Masar oo arrintaas dood ka qabta

Ethiopia ayaa bilawday dhismaha biya-xireen cusub oo ay ka samaynayo wabiga ugu wayn Africa ee Niilka. Hawlaha dhismaha Biya-xireenkan ayaa leh wajiyo kala duwan, waxaana...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa been abuur lagu tilmaamay in bog Twitter-ka loo isticmaalo magaca...

  War ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa been abuur lagu tilmaamay in bog Twitter-ka loo isticmaalo magaca Gudoomiyaha Baarlamaanka aanu sax...

Fanaanka weyn ee hobaladii waaberi cumar shooli oo ku sugan cape town (sawiro)

  Sawaxanka muusikada iyo hoonka gawaarida yar yar ayaa mar qura is qabsaday gudaha iyo hareeraha garoonka Caalamiga ah ee Cape Town International Airport ee...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...