Tuesday, August 26, 2025

Weerar gaadmo ah oo lagu dhaawacey taliyaha ciidamada Booliiska Gobolka Bay G/Sare Mahad

Taliyaha Ciidanka Booliiska ee Gobolka Bay G/Sare Mahad Cumar C/kariim ayaa dhaawac ka soo gaarey weerar gaadmo ah oo lagula beegsadey inta dhaxeysa tuulooyinka...

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Faroole iyo Sheekh Axmed Madoobe oo ku kulmay Magaalada Nairobi...

Waxaa maanta June 7, 2013, kulan ku yeeshay magaalada Nairobi Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole) iyo  Sheikh Axmed Maxamad Islam (Axmed Madobe),...

Dagaal ka dhacey Xaafada Calanley gaar ahaan agagaarka laanta Ganacsiga ama Dalcada ee degmada...

Si dad goob joog ahi soo wariyeen, waxaa magaalada Kismaayo ayaa gebi ahaan laga maqlayaa daryanka madaafiicda ay is dhaafsanayaan ciidamo kala taageersan qabaa’ilada...

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo ka qeybgaley dhoolatus Militari oo Ciidamada XDS ee Kismaayo ku...

Ciidamo ka tirsan kuwa XDS ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ku soo bandhigay dhoolatus melateri,  iyadoo wasiirka difaaca Soomaliyana uu ku...

Labo wiil oo Soomaali ah oo Baangado nafta looga jarey Gobolka Limpopa ee Wadanka...

Waxaa xalay fiidkii lagu dilay Wadanka South Africa labo wiil oo soomaali ah   wiilasha la dilay ayaa lagu soo waramayaa in ay soo weerareen...

Kulan dhex marey Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo fashil ku...

Kulan saacada badan qaatey oo dhex marey madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane C/raxmaan Sheekh Maxamed...

Faalo: Muranka Wadamada Masar iyo Ethiopia ee Wabiga Nile oo laga cabsi qabo in...

Bilihii ugu danbeyay Waxaa meeshi ugu saraysay maraya  dagaalka biyaha ee uu dhexeya wadamada Itobiya iyo Masar kaas oo ku qotoma sida lo kala...

Dhageysi + Sawiro: $205 Kun Oo Dolar oo la gudoonsiiyey Qoyskii Marxuum Sheekh C/qaadir...

Munaasabad Maanta kadhacday Gudaha Magaalada Garowe ayaa waxaa lagu Gudoonsiyeey sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax Qoskiisa Lacago Dollar ah Taas oo ay gudoonsiyeen Culumo kamid...

Dalka Yemen oo codsadey in laga daadgureeyo qaxootiga Soomaaliyeed

Dowladda dalka Yemen ayaa ka codsatay beesha caalamka in laga raro ilaa 700 oo kun Qaxooti Soomaaliyeed ah kuwaas oo kusugan dalkeeda mudo ka...

Dalka Cumaan: “600 oo Kun oo Xoolo Nool ah ayaan Sanadkii ka soo dhoofsanaa...

Madaxa Rugta Ganacisga iyo Warshadaha ee Cumaan Qaliil Cabdullahi Al-Qanji ayaa ka dhawaajiyay in Dalkiisu uu Xiriir qota dheer oo Ganacsi la leeyahay Soomaaliya,...

Madaxweynayaasha Somala iyo Kenya oo ku heshiisey 5 qodob

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud iyo Madaxweynaha dalka Kenya, Hon. Uhuru Kenyatta ayaa muddo labo cisho ah wada hadal ku yeeshey...

Daawo Wareysi Dheer: Afhayeenka Barlamaanka Somalia oo sheegey in Diiwaan-gelinta Nidaamka Xisbiga Badan...

Afhayeenka Barlamaanka Soomaaliya Mudane Prof. Maxamed Cismaan Jawaari, oo wareysi dheer siiyey Television Somali Channel ayaa sheegay  in sida ugu dhaqsiyaha badan dalka looga...

Daawo: Booqasho Rasmi oo 3 cisho qaadaneysa oo Madaxweyne Xasan uga bilaabatey Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa  booqasho rasmi ah oo qaadan doonta sedex cisho ku yimid dalka Kenya. Waxaana  madaxweyneyaasha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh...

Siyaasiyiin Reer Masar oo dowlada Morsi u soo jeediyey in Mucaaradka Itoobiya ku kacsan...

Madaxwaynaha Dalka Masar ayaa maanta shiriyay Hogaamiyaasha Diimaha, Hogaamiyaasha Mucaaradka, Siyaasiyiinta Dalka Iyo Aqoonyahanada Dalka Masar. Kullankan ayaa wuxuu ku saabsanaa arrimaha Biya Xidheenka Itoobiya...

Wada hadalo beri Nairobi ku dhexmari doona Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Dhinacyada saluugsan dowladiisa

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinimada Arbacada wada hadal  lagu dhameynaayo xurgufta soo kala dhex gashey dowladiisa iyo maamulada Puntland...

Ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya ahna Afhayeenka Barlamaanka oo kulan la qaatey Wakiilka cusub ee...

Mr nicholas Kay u qaabilsanaha Qaramada Midoobay arrimaha Soomaaliya ayaa kulanka uu maanta la qaatay kusimaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Baarlamaanka jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed...

Daawo: Wariye Cali Kaar oo su’aalo anshaxa safaaxada ku habooneyneyn waydiiyey Prof Maxamed Cismaan...

Wariye Cali Kaar oo ka mid ah shaqaalaha Television Somali Channel ee fadhigiisu yahay Magaalada London oo booqasho ku tagey magaalada Muqdisho ayaa wareysi...

Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo Prof Gaandi oo dadaal ugu jira sidii ay u hanan...

Kulan ka dhacay xarunta madaxtooyada Kenya ayaa waxaa uu dhexmaray Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyanta iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somalia ee Puntland Abdirahmaan Sheekh Maxamed...

Ra’iisul Wasaare Saacid oo walaac ka muujiyey Nolosha dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka...

War murtiyeed ka soo baxay Xafiiska Ra’isul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu Cabdi Faarax Shirdoon SAACID ka walaacsanyahay Xaaladda Soomaalida ku nool Koofur...

Shirkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uga qeybgalayey Japan oo la soo gabagabeeyey

Shirkan waxaa kasoo qayb galay Madax Qaaradda Afrika ka socotay, iyo Mas’uuliyiin kale oo Ururro Caalami ah iyo Dowlado kale matalayay. Geba-gebadii Shirka waxaa kasoo...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...