Tuesday, August 26, 2025

Golaha wasiirada oo ansixiyay hindiso sharciyeed la horkeenay

  Shirkii golaha wasiirada ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayay Ra’iisul Wasaare Cabdi faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta lagu ansixiyay Hindise Sharciyeedka dhismaha hay’adda...

Dowlada Japan oo martigalineysa shir ka dhacaaya magaalo madaxda dalka Japan ee Tokyo

Xilli uu wareysi siinayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Wargeyska Kyodo News isagoo ku sugan Magaalada Caasimada ah ee Ethiopia, ayaa wuxuu ka hadlay...

Daawo Kulanka Airport Kenya ku dhexmarey Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland

Hoos ka daawo kulankii Airport Jomo Kenyata ku dhex marey Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland ee Somalia C/raxmaan Sheikh...

Masar oo u yeeratey Safiirkeedii ka fadhiyey Itoobiya “Waa Maxayse Sababtu”

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Masar Maxamed Kemal ayaa u yeedhay Safiirka Itoobiya u jooga Dalka Masar Maxamuud Dirir. Qoraal galabnimadii maanta lagu shaaciyay Wargayska...

Beesha Xawaadle oo sheegtay in Kalsoonidii kala noqdeen Dowlada Federaalka Soomaaliya & xildhibaan Max’ed...

Kulan xasaasi ah oo maanta ay ku yeesheen magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, siyaasiyiinta, aqoonyahannada, saraakiisha ciidamada, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ka soo...

Garoonka Jomo Kenyata ee dalka Kenya oo shir uga socdo Madaxweynaha Somalia iyo Madaxweynaha...

Madaxweynaha Somaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntland Dr, Abdirahmaan Faroole  ayaa iminka shir waxaa uu uga socdaa garoonka diyaaradaha ee Joma kenyata  kadib...

Mareykanka oo sheegey in mid ka mid ah Diyaaradahooda aan duuliyaha wadin ee Drones...

yaqaano Drone oo shalay ku dhacday deegaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo Mareykanka uu qirtay in diyaaradaas ay cilad darteed u soo...

Dhageyso: Madaxtooyada Soomaaliya oo beenisey in Kenya iyo Itoobiya loo qabtey 48 saacadood in...

Warbaahinta Somalida Qaarkood ayaa maanta qoreen ama Baahiyeen  War sheegaya Dowladda Soomaaliya inay ku amartay Ciidamadda Kenya iyo kuwa Ethiopia ee ku sugan gudaha...

Maxamed Qanyare oo xilkiisa xildhibaanimo ku wareejiyo wiilkiisa Cabdiwali Qanyare

  Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa xilli hogaamiye kooxeedyada kuwii ugu awooda badnaa ee ka talinjiray magaalada Muqdisho balse baryihii danbe ku jiray...

Wasiiradii ku xayirnaa garoonka Kismaayo ayaa ugu dambeyntii la geeyey hotel Cascaseey oo ku...

War hada soo dhacay ayaa xaqiijinaya in wasiiradii 3 maalmood ku xayirnaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo saaka loo ogolaadey inay gudaha u galaan  magaalada kadib wadahadalo...

Shir looga hadlayo maalgashiga Soomaaliya oo Nairobi ka furmay (SAWIRRO)

  Waxaa maanta ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya shirweyne loogu magac daray Maalgashiga Soomaaliya, kasoo ay qeybgaleen wakiilo ka kala socday dalalka caalamka,...

Xarakada Al-Shabaab oo maanta fagaara ku yaala buula burdo ku soo bandhigtay...

  Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta fagaare ku yaal degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ku soo bandhigay hub iyo agabyo kale oo ay ka soo...

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh oo dalka dib ugu soo laabtey kana hadley arrimaha Jubooyinka...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta barqadii dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Addis Ababa kaga soo qeyb galay...

Afhayeenka Barlamaanka oo la kulmey Ergigii hore ee Qaramada Midoobey ee Somalia, Mahiga

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobey oo uu hogaaminayay Ergeyga QM u...

Hoobiyaal lagu weerarey Airport Kismaayo xalay iyadoo wafdiga wasiirka gaashaandhiga ay habeenkii 2aad ku...

Xoogag ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa xalay dagaalo iyo duqeymo ku qaaday garoonka diyaaradaha Kismaayo iyo fariisimo ciidamada ku leeyihiin duleedka magaalada, iyadoo weerarkan...

Golaha Wasiirada oo la badinaayo lana gaarsiin doono ilaa 18 xubnood isbuucyada soo socda

Ilo wareedyo ku dhow Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa u xaqiijiyay Warsidaha Idale News Online in maalmaha soo socda la kordhin doono golaha Wasiirada...

Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Somalia oo tababar 2 maalmood ah ku qaatey magaalada Muqdisho...

Xarunta CRD ee Muqdisho ayaa maanta tababar loogu soo xiray in ku dhow 30-shaqaale ah oo ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo walaac ka muujiyey hab dhaqanka ciidanka Kenya ee Kismaayo (Dhageyso)

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Addis Ababa kula hadlayay Madaxda Midowga Africa ayaa walaac ka muujiyay ciidamada nabad ilaalinta ee...

Dhageyso: Wasiirka Gaashaandhiga oo maalintii 2aad loo diidan yahay gudaha Magaalada Kismaayo, iyo Jeneral...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo kamid ah Wasiiro sadex ah oo maalintii labaad ku xayiran Garoonka Kismaayo ayaa ka hadlay...

sarkaal ka tirsan raaskanbooni ayaa sheegay in ay u diideen wasiirada in ay u...

Sarkaal ka tirsan Ururka Raaskambooni oo ka mid ah dhinacyada isku haya magaalada ayaa sheegay inay u diideen wafdigii uu hogaaminayay Wasiirka Gaashaandhiga inay...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...