Saturday, May 23, 2026

Dhageyso: Maamulka Axmed Madobe oo soo dhoweeyey qunsulka ay dowlada Kenya u magacowday Maamulka...

Wasiirka Warfaafinta maamulka KMG ah ee Jubba ayaa ka hadlay qunsul ku sheegga cusub ee dawladda Kenya usoo magacowday deegaanada Jubbooyinka kaasoo khilaafaad badan...

Daawo Video:Nicholas Kay Oo Amaan Iyo Qadarin U Jeediyay Warbaahinta Kuna Baaqay In La’ilaaliyo...

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa ammaan u soo jeediyay saxafiyiinta Soomaaliyeed ee naftooda...

Hay’ad Beeraha Ee Qaramadda Midoobey Ee FAO oo digniin ka bixisay Xaaladda Cuntada...

Warbixin ay soo saartay Hay’adda cunada adduunka ee FAO gaar ahaan xafiiska u qaabilsan falanqaynta xaaladda cunada iyo nafaqada ee Somalia, ayaa lagaga digay...

Wasiiradda arimaha dibada Ethiopia, Kenya & Uganda oo la kulmay Kerry.

Wasiirada Arimaha dibada Ethiopia, Kenya iyo Uganda, ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Xoghayaha Arimaha dibada Mareeykanka John Kerry. Dr.Tedros Adhanom oo ah wasiirka Arimaha...

War Deg-deg ah: Qarax miino oo lagu xiray baabuur uu lee yahay xildhibaan BF...

Qaraxa oo lagu xiray baabuurka xildhibaanka oo yaallay degmada Xamarweyne. Xildhibaanka oo lagu magacaabo Cabdulaahi Axmed Xuseen Coonka ayaa daganaa Hotel Noobo Janto oo ku...

Soo Bandhigid Qandaraas Lagu Qalabeynayo Xafiisyada Madaxtooyada Koonfur Galbeed. (Sharuudaha Hoose Ma Buuxin Kartaa)?

Qanadraas lagu qalabaynayo Xafiiska Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (Qalabayn afar xafiis oo madaxtooyada ah) Qanadraas helid No.001/WASAARDA MADAXTOOYADA/X/M/2014 Wasaaradda Madaxtooyada DGKG Soomaaliya iyadoo kaashanaysa maalgelin...

XOG: Dagaal Dhimasho & Dhaawac Geestay oo dhax Maray AMISOM iyo Raxano Abeesooyin Halkeey...

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Askar katirsan ciidamada AMISOM ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen weerar layaab leh oo koox...

Madaxweynaha oo farriin u diray dadka ku nool deegaannada ay haysato Al-Shabaab.

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u soo jeediyay dadka ku nool deegaannada ay weli gacanta ku heyso Al-Shabaab inay...

HRW oo ka walaacsan howlgallada Kenya ay ku beegsaneyso Somalia.

Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch  ayaa war ay soo saartay waxa ay kaga digtay cawaaqib xumada ka dhalan karta sii...

Police gobolka Minnesota oo qabtey wiil dhalinyaro ah oo qorsheynaayey inuu dilo qoyskiisa ...

Masuuliyiinta amniga magaalada WASECA oo ku taala koonfurta gobolka Minnesota ayaa ka hortagey qorshe uu damacsanaa wiil dhalinyaro ah, kaasoo rabay inuu dil u geysto...

War Saxaafadeed Ka soo baxay Gollaha Wasiirada KGsoomaaliya, oo taliyaha nabad sugida looga magacaawey...

Gollaha wasiirada dowlada Goboleedka koonfur galbeed oo isugu yimi fadhigoodi caadiga ahaa ee khamiislah ahaa, ayaa waxay taliyaha cusub Ee nabad...

Dhageyso: Golaha Wasiirada Dowlada Koonfur Galbeed Oo Ansixiyay Labo Taliye Ciidan,Dood Dheerna Ka yeeshay...

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Md,Madoobe Nuunow Maxamed ayaa maanta shir gudoominayay kulankii Khamiis laha ahaa ee golaha Wasiirada Dowlad goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya...

Warbixin Dhab Ah:Hees sababtay Aroos Deg Deg ah By: Asad Dhayow.

Waxaa laga yaabaa dad badan arintan in ay layaab ku noqoto, balse waa arin dhab ah oo dhacday runtii, Sideedaba aduunka aynu ku nool...

Dhageyso: Raila Odinga oo VOA Wareysi Gaar ah Siiyey.

Wareysi ay shalay Idaacadda VOA la yeelatay Raila Odinga oo ah RW-hii hore ee Kenya, ahna hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee CORD ee dalka...

Madaxweyne Xasan sheekh: Kenya Jawaab Ayaan ka Sugaynaa

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu ay Kenya u dirtay warqad ay uga cabanayso xarigii qunsulka Soomaliya ee Kenya, haatanna ay...

Daawo Sawirada: Gudoomiyaha Awdiinle Oo Dhaliiley Ha`yada Qaar Soona Bandhigey Waxqabadka Maamulka.

Gudoomiyaha  mamulka  degmada  awdiile    ee dowlada   Soomaaliya maxamed sheeekh ayaa ku dhaliileyhay`adaha samafalka in ay inkireen shacabka degmada Awdiinle ee gobolka bay oo ah...

RW Cabdiweli oo u hambaleeyay shaqaalaha Soomaaliyeed.

RW, Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha u diraya dhamaan shaqaalaha aduunka gaar ahaan shaqaalaha...

DF Soomaaliya: Wax ayaan ka qabanaynaa xuquuqda shaqaalaha.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wax ka qaban doonto xaaladda shaqaalaha ee dalka. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli uu dalka kasoo kabsanayo dagaalo...

Dhageyso Wasiir Goodax oo ka meermeeray hanaanka federaalka iyo waraaqaha aqoonsiga

Wasiirka wasaarada Arimaha Gudahada Dowlada soomaaliya mudane goodax barre oo ka meermeerey hanaanka fededel ee soomaaliya iyo warqadaha aqoonsiga ee la siinayo mudiniinta soomaaliyeed. Halkan...

Maalinta shaqaalaha oo laga xusayo Soomaaliya

Maanta oo ah 1-da bisha Mey, waxaa caalamka laga xusayaa maalinta shaqaalaha adduunka. Soomaaliya oo haatan ka soo kabsanaysa dagaalo sokeeye ayaa waxa ay ka...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...