Qaraxa oo lagu xiray baabuurka xildhibaanka oo yaallay degmada Xamarweyne.
Xildhibaanka oo lagu magacaabo Cabdulaahi Axmed Xuseen Coonka ayaa daganaa Hotel Noobo Janto oo ku yaalla degmada Xamarweyne, sidaas waxaa saxaafadda u sheegay taliyaha ciidamada waddooyinka Cali Xirsi Barre (Cali Gaab).
Ciidamada ammaanka ayaa goobta gaaray kuwaasoo fashiliyay qaraxa, waxaana ay qabatayn dhowr qof oo meesha ka agdhawaa kuwaasoo looga shakisan yahay qaraxa lagu xiray baabuurka xildhibaanka.
Warar dheeraad ah kala soco Bogga Idale Newas Online.