Wasiirka Warfaafinta maamulka KMG ah ee Jubba ayaa ka hadlay qunsul ku sheegga cusub ee dawladda Kenya usoo magacowday deegaanada Jubbooyinka kaasoo khilaafaad badan ka dhex abuuray dawladda Kenya iyo Soomaaliya kaddib markii Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud shaaciyay inuusan jirin qunsul ay Kenya u soo magacowday Jubbooyinka kalana hadleen arintaasi dawladda Kenya.
Halkan Ka Dhageyso:
[audio:http://www.ishabaydhaba.com/wp-content/uploads/2014/05/Geelle.mp3|autostart=yes]Halkan Ka Dhageyso Madaxweyne Xasan Sheekh mar uu isna ka hadlaayey go’aanka Kenya ay qunsul ay uGu soo magacowday Maamulka KMG ee Jubba
[audio:http://www.ishabaydhaba.com/wp-content/uploads/2014/05/xasan-qunsulka.mp3]Geelle Maxamad Aadan ayaa sheegay in ninka ay Kenya usoo magacaabatay uu yahay Qunsul ka shaqeyn doona waxa uu ugu yeeray labada dal oo ee Jubbaland iyo Kenya.
“Waxaan leeyahay Qunsulka cusub ee Kenya usoo magacowday Kismaayo wuxuu soo kordhin karaa Xiriirka labada dal ee Jubbaland iyo Kenya” ayuu yiri.
Idale News Online, Kismaayo.