Akhriso: Safarka Madaxweyne xasan Sheekh Ee Addis-Abab iyo Khilaaf Cusub….
Madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno uu hogaaminaayo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Faarax Sheekh C/qaadir, Wasiirka Gaashaandhiga Maxamed Sh. Xasan iyo...
DaawoVideo:Tirada Dhimashada Dadkii Dhulka La Go’ay ee Dalka Afgaanistaan oo Kun Kor u Dhaaftay.
Ugu yaraan kun iyo boqol qof ayaa la cadeeyay in ay ku dhinteen, waqooyiga bari ee dalka Afghanistan ka dib markii dadkaas dhulku la...
Xog ku saabsan qaraxii shalay lagu dilay Xoghayihii Hore Gobolka banadir
Inta badan Warbaahinta ka howlgasha Muqdisho iyo tan Caalamka, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay waxa uu ahaa qaraxii shalay lagu qaarijiyay Xoghayihii hore...
Maxaa ka jira in Gaas loo diiday la kulanka John Kerry?
Wafdi uu hogaaminayo M/weynaha maamul Goboleedka Puntland ee Hoos taga DF, ayaa Jimcihii lasoo dhaafay Addis-Ababa kula kulmay Saraakiil ka tirsan wasaarada Arimaha dibada...
Daawo Video: Gollaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Maanta Isugu Yimid Kulan Deg...
Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo shir deg deg ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboledka K/galbeed ayaa waxa ay kaga hadlen Roobyari iyo macaluul...
Madaxweyne Madoobe Nuunow oo Booqasho Ku Tagay Warshad Farsamayneysa Jaajuurka Lagu Dhisayo Madaxtooyada...
Madaxweynaha owlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md Madoobe Nuunow Maxamed iyo xubno ka tirsan Gollahiisa Wasiirada ayaa maanta oo Shaley booqasho ku tegay goob...
Qeybtii seddexaad Soomaali laga soo daad gureeyay Nairobi oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay.
Saraakiisha Waaxyaha iyo Qeybaha Habmaamuuska, Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ayaa shalay ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha caasimadda...
Wararkii ugu dambeeyay Qaraxyo ka dhacay Magaalada Mombasa.
Ku dhawaad saddex ruux ayaa ku dhimatay markii kooxo hubeysan ay qarax ku weerareen goob basaska laga raaco oo ku taala magaalada Mombasa, iyo...
Warar sheegaya carruur biyo la’aan ugu geeriyootay deegaanka Balanbal ee gobalka Galgaduud iyo biyo...
Ugu yaraan afar qofood oo ay carruuri ku jiraan ayaa inta la ogyahay oon ugu geeriyootay tuulooyin hoos taga degmada Balanballe ee gobolka Galguduud.
Guddoomiyaha...
Daawo: Barnaamij laga sameyey Dilkii Gabadha Ardeyadda aheyd ee ay AL-shabaab dileen.
Aqristayaasheena Sharafta leh waxaan idin soo gudbineynaa Barnaamij Ducomentry oo laga sameyey Dilkii Nafiso Cismaan Salaad oo ahayd gabar AL SHABAB xamar ku dileen iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo John Kerry oo ku kulmay Itoobiya.
War qoraal ah oo laga soo saarey wasaarada arimaha dibada ee mareykanka ayaa lagu faah faahiyaay kulankii magaalada Addis Ababa ku dhex mary madaxweynaha...
Dhageyso: Suldaan Sheegay In Axmed Madoobe Uu Dadkiisa Ka Xaaqay Magaalada Kismaayo.
Mid kamid ah Odayaasha dhaqanka oo kasoo jeeda deegaanada gobolka J/hoose oo lagu magacaabo suldaan Cumar Gaabow ayaa warbaahinta u sheegay in Maamulka Axmed Madoobe...
Taliska Ciidanka Booliska Oo Ugu Baaqay Shacabka Inay La Shaqeeyaan Hey’adaha Amniga.
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay ka feejignaadaan dhibaatooyinka ay maleegayaan maleeshiyaadka Al-Shabaab sida qarax yada oo ay la beegsanayaan...
Akhriso khudbada raysal wasaaraha uu maanta ka jeediyay BF Soomaaliya.
Mudane, Godoomiye, Gudoomiye ku xigeennada Golaha Baarlamaanka, Xildhibaannada sharafta leh, Mudaneyaal iyo Marwooyin,
Waxaan idinku salaamaya salaanta Islaamka, Assalaamu Caleykum Waraxmatulaah Wabarakaatuhu.
Waxaan ku faraxsanahay inaan...
Daawo Sawirada Qaraxii ka dhacey KM4 ee waxyeelada ba’an geystay
Warar is khilaafsan ayaa sheegaya in Qaraxan uu miino kaasi oo lala eegtay Gaariga halka Warar kalena ay tilmaamayaan in Qaraxa lagu soo xiray...
Raa’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo maanta hortagaaya Baarlamaanka Soomaaliya.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federalka ee Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa waxa uu maanta hortaggi doonaa Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka ee Soomaaliya.
Ra’iisal Wasaaraha wuxuu...
Qarax weyn oo lagu khaarijiyey Xoghayihii Hore Ee Maamulka Gobolka Banaadir oo KM4...
Wararka Naga soo gaarayo caasimadda soomaaliya , ee muqdisho ayaa sheegayaan in qarax wey uu gelgelay, agagaarka kM4,Ee bartamaha magaaladda muqdisho.
sida qof goob jooge...
Qormo Xiiso Badan: Qiso Xigmad Leh oo Dhexmartay Boqorkii Suulka Lajarey iyo Wasiirkiisi Halhaysta...
Bari hore ayaa waxaa jiray boqortooyo maalin maalmaha kamida ayaa waxaa ugaadhsi iyo dalxiis ubaxay boqorkii xukumayey boqortooyadaas iyo koox wasiiradiisa kamida, wasiir wasiiradiisa...
Daawo Sawiradda: Madaxweynaha Puntland Oo Shir La Qaatay Wafdigii Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Mareykanka...
Wafdigii Dawladda Puntland ee uu hogaaminaayey Madaxweyne Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay kulan la qaatay Wafdigii Wasaradda Arrimaha Dibedda ee Dalka Maraykanka oo uu...
Dhageyso: Sheekh Cali Dheere oo ka hadlay Qunsulka Kenya ay usoo Magacowday Kismaayo.
Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horeesay waxa ay si kulul uga hadashay Qunsulka la sheegay in Dowlada Kenya usoo Magacawday Gobolada Jubooyinka, halkaas ay...


















