Saturday, May 23, 2026

Daawo Sawirada: Argagaxa iyo kala orodka ka dhacay Goob ay Dood TV- kasoctay.

Dood ka socotay telefiishan laga leeyahay dalka Hindiya, ayaa ku dhammaatay argagax iyo naxdin, kadib markii mid ka mid ah daawadayaasha doodu uu dab...

Fanaanin Badan oo Caan ah oo Dhawaan Booqanaya Magaalada Baydhabo Janaay.

Fanaanada caanka ah ee Umu Shariif Axmed ayaa qorsheynaysa sidii ay dhowaan Magaalada Baydhabo  Janaay xarunta gobalka Bay booqasho ugu tegi laheyd. Daawo Heesta Ishabaydhabo Umu...

Siyaasi Kenya ka dalbaday in ay JooJiso Fara gelin uu sheegay in ay ku...

Siyaasiga Xuseen Boot oo ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobollada Jubbooyinka ayaa ku baaqay in dowladda Kenya ay Joojiso Fara gelin uu...

Xildhaan Xayd” “Kenya Qunsul marka ay Jubbooyinka usoo magacaabeyso Jubbooyinka maxay tahay”.

Kadib markii Dowladda Kenya ay Gobalada Jubbooyinka usoo magacawday Qunsul cusub oo halkaasi Kenya ufadhin doona, ayaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu si...

Qusulka Kenya usoo magacaabatay Kismaayo oo hadal aysan ku farxin ku tilmaamay maamulka Axmed...

Dowlada Kenya oo xirirka ay la leedahay  dowlada Soomaaliya uu dhawaan xumaaday ayaa waxay Kismaayo usoo magacaabatay nin lagu sheegay inuu yahay Qunsulka u...

DHAGEYSO: Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland oo faahfaahin ka bixiyay isbaarooyin ay ka qaadeen...

Maamulka  Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay ku guulaysteen in dhowr isbaaro ay ka qaadaan  Inta u dhaxeysa Magaalada Gaalkacyo Iyo DEgaanka...

Daawo Sawiradda:Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Tunis oo isku fahmay dib u soo celinta...

Tunis, April 30, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Tunisia, halkaasi oo uu...

Hooyo Kenyan ah oo ka sheekeesay meydka wiilkeeda oo lagu jiidjiiday Kismaayo

Wargeyska The Stander ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa qoray, sheeko ku saabsan meydka nin xiran dharka ciidamada oo lagu jiidjiiday waddooyinka Kismaayo. Waxa...

Soomaalida lacago laaluus ah ayey siiyaan askarta Kenya.

Talafishanka caalamiga ee Al-Jazeera ayaa qoray warbixin uu uga hadlaayo howgalada ciidamada Kenya ay ak wadaan magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada ay ku badan...

Wiil Seen ay dhabarka kaga soo baxday Daawo sawirkiisa Subxaanallaah.

Wiilkaan oo u dhashtay dalka Chine, da’diisa ay tahay 5 bil laguna magacaabo Nuo Nuo ayaa lagu arkay arin layaab leh oo ka yaabisay...

Daawo Sawirada:Wefdi ka socdo Dowladda oo shir kaga qaybgalay Abu Dubai.

Agaasimaha guud ee wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur) ayaa faahfaahin ka bixiyay shir uu uga qeyb galay...

Hambalyo, Hambalyo Meheran Wacan.

Waxaanu Hambalyo Meher u direynaa    Dr.Ilyaas Cabdi Awke  iyo  Marwadiisa  Qaaliga ah Faadumo Xuseen Jaamac oo Shaley Galabtii  oo Taariikhdu tahay  29/4/2014 Meherkoodu...

Daawo Sawiradda:Gabar Yar Oo 4Sano Jir ah Oo Habar Yarteed Ninka Qaba Uu Si...

Waxaa mudooyinkii u danbeeyay magaalada muqdisho laga maqlayey dhacdooyin argagax leh aan horay looga arag kadib markii nin Xaaskiisa gabar yar ay habar yar...

Daawo Sawiradda:Midowga Ardayda Soomaaliyeed Oo Wacdaro Ka Dhigay Bandhig Dhaqameed Loo Qabtay.

Bandhig dhaqameedkan  oo ay soo  abaabushay Jaamacadda Culuum  ee (UST)  oo ka mid ah Jaamacadaha gaarka loo leeyahay tan ugu magaca dheer  ee dalka...

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Soo Gaba Gabeynaya Su’aalo Weydiinta Wasiirka Arimaha Gudaha C/laahi Goodax...

Kadib markii maalintii saddexaad ay su’aalo ku socdeen Wasiirka arimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya  Cabdullahi Goodax Barre  isaga oo ka jabaabayey su’aalaha ay Baarlamaanka Soomaaliya...

Dhegeyso:- Suldaan Warsame Suldaan Ibraahin Caliyow oo ka hadley xaalada guud ee Somaliya.

Suldaan Warsame oo la hadley qaar ka mid ah warbaahin ayaa waxaa uu ka hadley dhibaatada heysata somalida ku nool dunida dacaladeeda iyo kuwa...

Wasiirka Arimaha Gudaha oo ku eedeeyey Masuuliyiinta Gobolada qarkood iney leexsadaan Mucaawada.

Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa xusay inay jiraan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo leexsaday raashin gar-gaar ahaa. C/llaahi Goodax...

Daawo Sawiradda: Muungaab oo magacaabay Madaxa Dariseynta Degmooyinka.

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Baanadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa markii ugu horeysay magacaabay Madaxa Xafiiska Deriseynta ee Degmooyinka Maamulka Gobolka Banaadir.Wareegto uu soo saaray...

Jasiirada Burunaay oo Si Buuxda Shaaca Uga Qaaday In Ay Dhaqan Gelinayso Shareecada Islaamka

Burunaay waa Jaziiradda sadexaad ee ugu ballaaran Caalamka,waxayna dhinac ka saaaran tahay wadanka ugu Muslimiinta badan dunida ee  Indonesia. Jaziiradda Burunaay waxaa dadka dega tira...

Ciidamada Itoobiya oo sarkaal katirsan Ciidamada Militariga ku xiray Degmada Luuq Ganaane.

Wararka aanu ka heleno Degmada Luuq ee Gobolka Gedo aya waxa ay shegayaan in Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolkasi ay xabsiga u taxaabeen...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...