Gudoomiyaha mamulka degmada awdiile ee dowlada Soomaaliya maxamed sheeekh ayaa ku dhaliileyhay`adaha samafalka in ay inkireen shacabka degmada Awdiinle ee gobolka bay oo ah kuwa u baahan wax u qabasho Madaama maamulka degmada uu sameeyay isku tashi Shacabka wax ugu qabanaayo.
Gudoomiyaha degmada awdiinle ayaa ayaa sheegay in uu dhisaayo xarumo waxbarasho iyo kuwa caafimaad oo si lacag la`aan ah dadka ugu shaqeynaayo.
Maamulka degmada ayaa hadalkaan ka sheegay kulan lagu so bandhigaayay waxqabadka maamulka Awdiile oo ay ka qeybgaleen suxufiyiinta miisaan ku leh gobolada koonfureed.
Gudoomiyaha hay`adaha musuqmaasuqa la xiriiriyay ayaa waxaa ka mid ah ENRC IYO INTERSOS waxaana uu ku eedayay inay ka soo horjeedaan hormarka shacabka Awdiinle.
IdaleNews Online,Aw-Diinle, Bay.