Ciidamada Kenya oo Howlgallo Ka Wada Mandheera
Mandheera(INO)-Xili Shalay Kolonyo Gaadiid ah oo uu la Socday Gudoomiyaha Mandheera Ee dalka Kenya ayaa waxaa Halkaasi saakay howlgallo ka wadda Ciidamada dalka kenya...
Daawo:Wasiirka Gaashaandhiga oo soo gaba-gabeeyay safarkiisii Galgaduud, Muqdisho ayuu ku soo noqday
Muqdisho(INO)-Wasiirka Difaaca Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahan socdaal shaqo oo qaatay ku dhowaad laba asbuuc ku joogay gobolka Galgaduud, ayaa maanta...
Daawo:Wadaad Soomaaliyeed oo ku Nool Dalka Canada oo lagu soo eedeeyey faraxumayn gabdhood
Toronto(INO)-Mid ka mid ah wadaada Soomaaliyeed ee ugu waa weyn dalka Canada ayaa waxaa la sheegay in lagu soo eedeeyey inuu faraxumeyn y geystay...
Xildhibaan Cabdi Barre: “Waxba kama aan sheegin baasaboorka Soomaaliya”
Muqdisho(INO)-Xildhibaan Cabdi Barre Jabriil oo nala soo xiriiray ayaa si weyn u beeniyay eedeymaha waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya oo ah inuu warqad u...
Gudoomiyaha Degmada Berdaale Oo Dalbadey In Xabsiga Magaalada Doolow Laga Sii Daayo Tiro Dad...
Baydhabo(INO)-Gudoomiyaha Degmada Berdaale Ee Gobolka Bay Maxamed Isaaq caracase oo shir jaraa"id ku qabtey Magaalada Baydhabo Janaay ee xarunta Gobolka ayuu kaga hadley dad...
DEG DEG: Kooxda ISIS oo Shaacisay Xarun weyn oo ay ku leedahay Africa, Waa...
Riqqa(INO)-Kooxda Daacish ee ka dagaalanta Dalalka Ciraqa iyo Siiriya ayaa aqbashay codsi dhawaan uga yimid Kooxda Boka Haram ee ka dagaalanta Dalka Nageria, kooxdaa...
Dhageyso:Madaxweynaha KGS Oo Iclaamiyey Dagaal Saf Balaaran Ah Oo Lagu Qaadayo Kooxda Al-shabaab
Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowlada koofur Galbeed Shariif Xasab Sheekh Aadan ayaa ka hadlay weerarkii shalay lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada Maamulka Koofur Galbeed ee soomaaliya xiligaa oo...
DEG DEG:Al-shabaab oo Weerar ka geeystay Dalka Kenya
Mandheera(INO)-Wararka ka imaanaya Magaalada Mandheera Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya, ayaa sheegaya in dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al-Shabaab ay weerareen kolonyo uu la socday...
Dhageyso:Jaamacad Abaalmarin Gudoonsiisay Haweeneey Soomaaliyeed
MN(INO)-Jaamacada Kutaala gobolka Minnesota ee la yiraahdo Augsbur (oogas-buraag) ayaa abaalmarinta qaaliga ah ee jaamacadaasi sanadkiiba mar ay bixiso guddoonsiisay gabar soomaaliyeed oo la...
Dhageyso: Dowlada KGS oo soo qabtay Darawalkii wadey gaarigii lagu qarxiyey Madaxtooyada Baydhabo
Baydhabo(INO)-Wasiirka Warfaafinta ee Dowlada Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya Ugaas xasan ayaa usheegay Warbaahinta in ay gacanta ku soo dhigeen darawalkii gaarigii shalay lagu...
Meydka Aadan Garaar oo la geeyay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo
Gedo(INO)-Ururka Al Shabaab, ayaa meydka Aadan Garaar u qaaday Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, si Jimcaha maanta ay aas ugu sameeyan Degmadaasi.
Aadan Garaar, ayaa...
Daawo:Gabar Soomaali ah oo farsamo yaab leh ku sameysay Mobile
Hargeysa(INO)-Gabar lagu magacaabo Ayaan Mowliid Ibrahim oo degan magaalada Berbera kana qeybgaleysay tartanka bandhig hibeedka Somaliland oo laga sii daayo Telefshinka Somaliland ayaa waxay...
Xildhibaan xog xasaasi ah ka faafiyey DF SOMALIA oo maxkamad wajahaya
Muqdisho(INO)-Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia ayaa dacwad xasaasiya u gudbisay Gudigga anshaxa Baarlamaanka Somalia.
Dacwadda ayaa lagu soo oogay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo...
Sarkaaal ka tirsan nabad-sugidda oo la qabtay isagoo fal yaab leh ku guda jira
Muqdisho(INO)-Farxaan Faarax Maxamed (Farxaan Qoroole) oo ka tirsan Saraakiisha Hay’adda Nabad Suggida Gobolka Banaadir, ayaa waxaa maanta lagu xiray Magaalada Muqdisho.
Farxaan Faarax Maxamed oo...
Xog muhiim ah oo laga bixiyey qalad 2 nooc ah oo ku jita dastuurka...
Muqdisho(INO)-Guddoomiyaha gudiga madaxa banaan ee dib u eegista dastuurka dowladda federaalka Soomaaliya Marwo Caasho Geelle oo waraysi gaar ah siisey idaacadda Goobjoog ayaa sheegtey...
Dhageyso:Maamulka degmada Maxaas oo sheegay in ay dib dadka deegaanka ugu soo cesheen Xoolo...
Maxaas(INO) Gudoomiyaha maamulka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Muumin Maxamed Xasan ayaa sheegay iney ku guuleysteen iney Al-shabaab kasoo dhiciyaan xoolo uu sheegay iney...
Dhageyso:Madaxweyne Shariif Xassan oo ka hadlay Weerarkii Madaxtooyada
Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowlada Koofur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan oo la hadlay VOA ayaa ka hadlay Weerarkii lagu qaaday Madaxtooyada uu ka dagan yahay Baydhabo.
Shariif...
Daawo:Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Lagu Soo Dhaweeyay Sharm El-Sheikh
Qahira(INO)-Madaxweynaha Somalia ayaa gaaray xalay magaalada caanka ah Sharm El-Sheikh waxaana wafdiga madaxweynaha kamid ah Xildhibaanno,wasiiro iyo masuuliyiin kale oo dowladda ka tirsan.
Idale News...
Ciidamada Cameroon oo xoreeyey Caruur u qafaalnaa Boko Xaram
Abuja(INO)-Ciidamada Dowlada Kameroon (Cameroon) ayaa gacanta ku dhigay xero ay Kooxda Boko Xaraam ku tababari jirtay ciyaalka ay afduubaan.
Wasiirka Warfaafinta ee Kameroon Issa Tchiroma, ayaa...
Fah Faahin: Sarkaal kamid ahaa Amniyaatka Al shabaab oo lagu dilay Weerar Cirka ah
Baardheere (INO) -- Waxaa Galabta Duqeyn ka dhacday Inta u dhaxeysa Baardheere iyo Diinsoor lagu dilay Aadan Garaar, oo Kooxda Al shabaab u qaabilsanaa...