Wasiiradii dowlada ee tagey kismaayo oo waji gabax kala kulmey ciidamada Kenya, caawana ku...
Wafdigii uu hogaaminayay Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo ay wehliyeen Wasiirada Cadaalada iyo Warfaafinta iyo saraakiil ciidan ayaa wali u suura...
Daawo: Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Gaashaandhiga oo weli ku sugan airport Kismaayo loona diidey...
Wafti balaaran oo ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta gaaray Garoonka Kismaayo ayaa loo diiday gudaha inay u galaan Magaalada Kismaayo, kadib markii...
Ra’iisul Wasaarahaa Somalia oo sharci daro ku tilmaamey Madaxweyneyaasha Jubbaland looga dhawaaqey (Dhageysi)
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa mar kale ka hadlay arrimaha ka taagan Jubooyinka...
Daawo: Axmed Madoobe oo Shaanshada Skpye kaga qeybgaley taageerayaashiisa Xaflad Minneapolis ka dhacdey Xaley
Taageerayaasha Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe" ayaa xaflad weyn ay ku taageerayeen Doorashada Axmed Madobe ee Jubaland State ku qabtey Hotel Marriot ee magaalada...
3 Wasiir oo Gaarey Kismaayo iyo Banaabax Dowladda looga soo horjeedo oo Kismaayo ka...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, kadib markii ay shalay ka baaqdeen safar ay ku...
Taliyaha Xoogga Dalka Somalia Jeneraal Indhoqarshe iyo Abaanduulaha XDS Jeneraal C/risaaq Khaliif oo maalintii...
Wararka naga soo garaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaay tibaxayaann in Maalinti labad ay garoonka diyaaradaha ee Kismaayo ku xayiran...
Ciraaq oo Mashaariic dhismo oo15 Milyan oo Dollar ku kaceysa ka fulinaayo Magaalada Muqdisho...
Wasaarada dhismaha iyo deegaameenta xukuumada wadanka Ciraaq ayaa sheegtay in ay si toos ah u bilaabi doonto 3-mashruuc oo la xiriira dhanka dhismaha oo...
Kulan ka dhacey Jaamacadda Kismaayo oo Digniin culus loogu direy Xildhibaan Xoosh iyo Diyaargarow...
Waxaa maanta ka dhacay degmada Kismayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Munaasibad balaaran oo looga hadlayay xaaladaha cakarin ee deeganada Jubbooyinka gaar ahaan Maamulka...
Safar wasiirada Gaashaandhiga iyo Warfaafinta Somalia ku tali lahaayeen Kismaayo oo baaqdey ka dib...
Safar ay gelinkii dambe ee maanta Wasiiro ka tirsan Xukuumada iyo Saraakiil ciidan ay ku tagi lahaayeen magaalada Kismaayo ayaa dib u dhac ku...
Qarax dad ay ku dhaawacmeen oo ka dhacey Baydhabo
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in qarax bambaano oo dad badan ku dhaawacmeen uu ka dhacay magaalada, iyadoo maamulka...
Dhageyso Axmed Madoobe iyo Fartaag oo labaduba ka hadley Aragtida Maamulkoodu ka qabo Go’aankii...
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dhawaan shir ka dhacay magaalada Kismaayo loogu doortay madaxweynaha maamulka Jubbland ayaa eedeeyay dowladda Fedaraalka Soomaaliya. Axmed Madoobe oo...
Xaalad Cakaran oo ka jirta Kismaayo ka dib markii wafuudii dowlada lagu wargaliyey in...
Tan iyo markii ay magaalada Kismaayo loogaga dhawaaqey madaxweyneyaal iska soo horjeeda waxaa magaalada Kismaayo soo food saartey cabsi dagaal iyo kala qeybsanaan weyn...
Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga oo cabsi ka muujisay sii wadista mashaariicda horumarineed ee...
Weeraro kala duwan oo ay Shabaab ka fulisay Muqdisho, ayaa ku qasbaya maal-geliyayaasha, ganacsatada yo hay’adaha gar gaarka inay fikrad labaad ka qaataan ballaarinta...
Dowlada Turkiga oo sheegtay inay ka dhisayso darbi xaduuda ay la wadaagto wadanka...
Wasiirka ganacsiga, Xuduudaha iyo Kastamada ee dalka Turkiga Hayati Basidiji ayaa shaaca ka qaaday, in xukuumadiisu bilaabayso gidaar silig ka samaysan oo ay ka...
wasiirada Arrimaha Dibada ee dalalka IGAD oo shir uga furmay Addis Ababa, Ethiopia
Wasiirada arrimaha dibedda ee urur goboleedka IGAD, ayaa kulan xasaasi ah oo looga doodayo qodobada la filayo in ay caawa ka doodaan madaxweynayaasha IGAD...
Afhayeenka Barlamaanka Prof Jawaari ayaa sheegay in Qorshaha Maamul U Sameynta Gobolada Dalka la...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa sheegay in maalmaha soo socda baarlamaanka la horkeenayo barnaamijka maamul u sameynta gobolada dalka, kaasoo...
Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegey in dowladiisa ay soo gaareen qaar ka mid ah...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka dhaqaalaha dalka kadib qabsoomidii shirkii London iyo iskaashiga ay shacbiga Soomaaliyeed u muujiyeen dowladooda.
R/wasaaraha Federaalka Soomaaliya...
Dhageyso: C/hi Sheikh Ismaaciil “Fartaag” oo si kulul u weeraray Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan...
General Cabdullahi Sheikh Ismaacil Fartaag oo ah madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, garabka Axmed Madoobe, ayaa wareysi uu kaga hadlay dhismaha maamulka Jubbaland siiyey idaacad...
Wasiir Norway ka tirsan oo beeniyey in aysan Kenya gacan ku siinin sheegashadeeda xuduuda...
Dowladda Nowwary ayaa markii ugu horeysay ka hadashay warar la isla dhexmarayey oo sheegayey inay shidaal baaris ka sameyn doonto badda Soomaaliya gaar ahaan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey Addis Ababa si uu uga qeybgalo shirka Madaxda Midowga...
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goordhow uu ka dagay garoonka diyaaradaha Addis Ababa ee dalka Ethiopia madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo...