Ciidamo ka socda Seirra Lione oo ku wajahan Bu’aale oo gaarey Dhoobley
Ciidamo kasocda dalka Sierra Leone ayaa maanta gaadhay magaalada Dhoobley.Gudoomiyaha magaalada Dhoobley Axmed Xasan Qeex ayaa xaqiijiyay in ciidamo kasocda dalka Sierra Leone ay...
Daawo: KTN oo ah Televisionka laga Leeyahay dalka Kenya oo gaarey Kismaay warbixintaana isku...
Television laga leeyahay dalka Kenya laguna magacaabo KTN ayaa dhowaan booqasho ku tagey magaalo xeebeedka gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo halkaasoo doorasho muran iyo...
Dhageyso Faragelinta Ethiopia ee Arrimaha Somalia. Getachew Reda “Ma waxaad filaysaa in dadkeena dhiigooda...
Haaruun Macruuf oo ka tirsan shaqaalaha VOA oo wareystey Afhayeenka Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Getachew Reda ayuu Getachew sheegey mowqifka dowladiisa iyo IGAD ee...
Website Dayniile oo been abuur joogto ah ku haayo masuuliyiinta safaarada Turkiga iyo Safiirka...
Shabakada Dayniile.com ayaa in dhawaalaba caado ka dhigatey aflagaado iyo been abuur joogta ah oo ay ku hayso shaqaalaha iyo masuuliyiinta sare ee Safaarada...
Wasaarada Arrimaha Dibada oo qorsheyneysa in ay Isbedel balaaran ku sameyso dhamaan Safaaradaheeda Dalalka...
Qoraal ay Wasaarada arrimaha dibeda Soomaaliya u gudbisey dhamaan danjirayaasheeda safaarada dowlada Soomaaliya ku leedahay wadamada caalanka ayaa ku amartey inay si degdeg...
Mooshinkii looga soo horjeedey R/Wasare Saacid oo barlamaanku laaley ka dib markii inta badan...
Gudoonka baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay inuu laalay mooshinkii laga keenay Xukuumada, kadib markii tiradii loogu tala galay inay mooshin ka keenaan Xukuumada uu yaraaday,...
Sanjabiilka oo la ogaadey in uu faa’iido u leeyahay cuduro badan oo halis ah
In sinjibiisha lagu darsado dawada xiiqda waxay fududaysaa in daawadu si fiican u shaqayso oo qofku cudurkaas si fudud uga bogsado.? Sidaa waxa shaaca...
David Karp “Waxbarashii waan ka saaqidey balse maskaxdii baan ka shaqeysiiyey ka dibna noqdey...
Wiil Maraykan ah oo la yidhaa David Karp oo 26 jir, ay ayaa waqti yar ku noqday bilyaneer, kadib markii uu hindisay mareeg kuwa...
Maxaa ka jira in Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya, Kamaal Guutaale Xilkii laga Qaadey!!
Warar aan si rasmi ah u soo shaac bixin ayaa sheegaaya in Kamaal Guutaale, Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya, xilkii laga qaadey isagoo dhowaan ay xildhibaano...
Dhageyso: Dowlada oo Maamul U Magacowdey Degmada Buur-hakaba ee Gobolka Bay
Munaasibad balaaran oo ka soo qayb galeen Masuuliyiin ka socday Maamulka gobolka bay iyo Dowladda Federaalka ayaa maanta ka dhacday degmada Buur-hakaba ee gobolkaasi....
Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobey ee Somalia Nicholas Kay iyo wafdi uu hogaaminayo oo...
Ka dib doorashooyin muran dhaliyey oo ka dhacey magaalo xeebeedka gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo isla markaasna ay dowladu Federaalka Soomaaliya sheegeen mid aan...
Ciidamada Kenya oo dilay lamaane is qaba oo ay uga shakiyeen argagixiso gudaha magaalada...
Howl galkan oo qaatay saacado ayaa ciidamada booliska ka sameeyeen guri ay degenaayeen lamaanahan oo ku yaala xaafada Githurai Kimbo maalintii sabtida aheyd, iyadoo...
Gabar Askariyad ah oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa labo askari ku dishay magaalada...
Gabar Askariyad ah oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa labo askari ku dishay magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Ho
abar Askariyad ah oo ka tirsan...
Xildhibaanada weli dibada ku maqan oo loogu goodiyey iney xilkooda weyn doonaan haddii aysan...
Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu goodiyay mudanayaasha baarlamaanka ee ka maqan fadhiyada inay xilkooda weyn doonaan, hadii aanay soo xaadirin.
Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka...
Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka waday Xukuumada ayaa sheegay...
Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka ka waday Xukuumada ayaa sheegay inay ka laabteen, kadib markii ay u cuntami weysay qaabka...
Wasiirka gaashaandhiga soomaaliya ee la kulmay dhigiisa sudan(sawiro)
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaj Fiqi oo Habeenimadii Xalay ahayd soo gaaray Magaalada Khartoum ee...
Dowlada Kenya oo markii ugu horeysey sheegtey in ay aqoonsan tahay Doorashada Axmed Madoobe...
Dowladda Kenya oo markii ugu horeysay ka hadashay doorashooyinkii madaxtinimada maamulka Jubbaland ayaa waxay sheegtay inay si weyn u soo dhaweynayso doorashooyinkii Madaxweynenimada maamulka Jubbaland...
Hoobiyeyaal Xaley shaqdii dhexe lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee Magaalada Muqdisho
Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo xalay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho laga maqlayay hugunka madaafiicda oo...
Xildhibaanadii wadey mooshinka looga soo horjeedo R/wasaare Saacid oo la kala fur furaayo.
Isku dayo lagu doonayo in lagu baajiyo mooshinka ka dhanka ah Xukuumada Ra'iisul Wasaare Saacid ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo isku dayadan ay...
Wasiirka Gaashaandhiga Somalia C/xakiin Fiqi oo gaarey Suudaan
Wafti uu hogaaminayo wasiirka gaashaandhigga xukuumada Soomaaliya C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa xalay gaaray magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan,wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha...