Kadib markii maalintii saddexaad ay su’aalo ku socdeen Wasiirka arimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre isaga oo ka jabaabayey su’aalaha ay Baarlamaanka Soomaaliya weydiinayeen,
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo Gaba gabeenaya Su’aalo weydiinta Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/laahi Goodax Barre.
Xildhibaan Max’ed Cumar oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya ay maanta soo gaba gabeenayaan Su’aalihii la weydiinayey Wasiir Goodax.
Idale News Online,Muqdisho.