Fanaanada caanka ah ee Umu Shariif Axmed ayaa qorsheynaysa sidii ay dhowaan Magaalada Baydhabo Janaay xarunta gobalka Bay booqasho ugu tegi laheyd.
Daawo Heesta Ishabaydhabo
Umu Shariif oo ah fanaanad aad looga yaqaan gudaha iyo dibada ayaa sheegtay in ujeedada ay Byadhabo u tegeysaa ay tahay sidii aay bandhig faneed halkaasi ugu qaban laheed ayada iyo faniin kale oo aynan shaacin.
Dadka qaar ayaa sheegaya in fanaanada booqashada dhawaan aay ku baxin doonto Baydhabo janaay aya ku wehlin doonaan Fanaanka weyne Ee codka Macan kuna Heesa Maat& Maxaa Al-fanaan xasan aadan samatar oo dhawaaan la filaayo in dalka dib ugu soo laabto dalka , umu shariif ayaa dhawaan qaaday hees ka turjumaysa bilicda iyo quraxda baydhabo Janaay .