Saturday, May 23, 2026

C/qeybdiid oo ka hadlay biyo la’aan ka jirta Galmudug.

Madaxweynaha maamulka Galmudug, Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ka hadlay xaaladda deegaanno hoos taga maamulkiisa oo uu ka jiro jiilaal kulul oo sababay khasaare...

Daawo Sawirro:Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo qaabilay wafdi caalami ah.

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Puntland ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha Dawladda Puntland Ing. Cabdi-xakiin Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa xafiiskiisa saaka ku qaabilay madaxa...

Kenya oo Qunsul u magacawday Deegaanada Maamulka Jubba, markii ugu horeysay.

Kenya waxay markii ugu horeysay Qunsul u soo magacaabay deegaanada uu ka arrimiyo Maamulka Kmg ah ee Jubba, oo ay Xaruntiisu tahay Magaalada Kismaayo...

Jeneraal Gaafoow iyo Bashiir Goobe oo maanta wacdaro ku qabsatay Baarlamaanka gudahiisa.

aliyaha Hay’adda Nabad Suggida ee Qaranka General Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) iyo Taliyaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha General C/laahi Gaafow Maxamuud, ayaa maanta...

Daawo Sawiradda: Puntland oo soo bandhigtay Al Shabaab.

Ciidamada ammaanka maamulka Puntland ayaa howlgalo ay sameeyeen kusoo qabtay in kabadan 10 ruux oo la tuhunsanyahay inay ka tirsan yihiin kooxda Argagixisada ah...

Wasiirka Amniga oo ku baaqay in deg deg loo toogto ragii dillay Marxuumad Nafiso...

Wasiirka Wasaarada Amniga Qaranka Xukuumada Soomaaliya Cabdi-Kariin Xuseen Guuleed ayaa waxa uu ka dalbaday Hay’adaha Garsoorka Dalka in la toogto Ragii ka dambeeyay Dilkii...

Danjire Kay oo ku rajo weyn doorashada Soomaaliya 2016.

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay inay Soomaaliya ka dhici doonto doorasho qof iyo cod...

Labo Askari, oo ka Soojeedo Beesha Aw-Digil oo lagu Toogtey Degaanka Bariire Ee Goblka...

Wararka ka Imaaneya  Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegayaan  in Tuulada Bariire  oo hoostagdo Degmada Awdheegle lagu diley 2 Askri oo u socdey Degmada Qoryooley. Sabata...

Madaxweynaha “Falka Ciidanka Kenya ku xireen Qunsulka Waa Nasiib daro”

Madaxweynaha Dalka Somaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay xarig maalmo ka hor Nairobi loogu geystay Qunsulka Safaarada...

Odayaal soo dhaweeyey Wasiirada Cusub Ee Maamulka Galmug.

Odayaasha Dhaqanka Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweyey Tilaabadii Madaxweynaha Mamaulka Galmudug uu ku soo Magacaabay Wasiirada Cuusb ee Maamulka. Nabadoon Yaasiin Max’ed Gaani oo ah...

Daawo Sawiradda : Nin Sheegtey Boqorka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay wadanka Thailand.

Qaar ka mid ah warbaahinta dalka Thailand ayaa qoray in magaalada Bangkok, lagu soo dhaweeyay nin Soomaali ah oo sheegtay in uu yahay boqorka Ninkan...

Wasiirada Arimaha dibada & Maaliyada DF oo la kulmay MW Bangiga Afrika.

Tunis, April 28, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kula kulmay Magaalada Tunis ee Caasimadda dalka Tunisia Madaxweynaha Bankiga...

Somali dacwad ka dhan ah Dawlada Kenya ugudbiyey Dawlada Mareykanka.

Dad Somaliyeed oo ku dhaqan Dalka Mareykanka ayaa waxay wadaan dadaalo lagu joojinayo dhibaatooyin ciidanka Kenya ugu geysaneyso dadka Somaliyeed dalkeeda. Waxay Jaalliyadaan Somaliyeed ee...

Dhageyso: Dagaal udhaxeeyey Al Shabaab iyo AMISOM oo ka dhacayDegnadda Ceel buur

Dagaalka oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa waxa uu dhacay kadib markii weerar ay soo qaadeen ciidanka Al Shabaab iyagoona dagaal...

Daawo: Kulan ka dhan ah tacadiyada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Kenya loogu geysanayo oo ka...

Kulan laga cambaareynayo, tacadiyada loo geysanayo soomaalida qoxootiga ku ah dalka kenya ayaa ka dhacey dalka mareykan, waxana ka soo qiib galey qiibah kala...

Dhageyso: Khudbadihii Madaxweyne Madoobe Nuunow Iyo Wasiir C/fitaax Geesay Ay u Jeediyeen Ciidamada Koonfur...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed iyo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga C/fitaax Ibraahim Geesay ayaa maanta khudbado ka jeediyay Munaasabad tababar...

SAWIRO: Maxuu ahaa Kulanka Madaxweyne Xasan She iyo Cismaaciil Cumar?

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo wasiir dowlaha wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya Burci Maxamed Xamsa  ayaa maanta...

R/Wasaare C/Wali oo Kenya ka codsaday inay joojiso tacadiyada ka dhanka ah Somaalida Nairobi...

Saxaafadeed kasoo baxay xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya C/wali Sh, Axmed ayaa waxaa lagu sheegay in R/wasaaruhu uu dawlada Kenya weydiisday inay joojiso xad gudubyada ay...

Dhegayso:Bare Hiiraale oo diiday heshiis horudhac ah oo kooxda Axmed Madoobe usoo bandhigtay.

labaad ee shir lagu sheegay dib u heshiisiinta bulshada gobollada Jubbooyinka ayaa maanta uga furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbadda Hoose,xilli weli Col...

Daawo Sawiradda: Madaxweynaha maamulka Puntland oo khudbad ka jeediyay shirka arrimaha Afrika looga hadlayo...

Magaalada la yiraahdo  Bahir Dar ee Dalkaasi Ethiopia waxaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday shir looga hadlayo amuuraha Africa iyadoona ay kasoo qayb...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...