Waxaanu Hambalyo Meher u direynaa Dr.Ilyaas Cabdi Awke iyo Marwadiisa Qaaliga ah Faadumo Xuseen Jaamac oo Shaley Galabtii oo Taariikhdu tahay 29/4/2014 Meherkoodu ka dhacay Magaalada laascaanood Ee xarunta Gobolka Sool.
Waxaanu ku hambalyeyneynaa Ducadii Rasuulka (NNKH) uu Munaasibadan oo kale ku Duceyn Jirey “baaraka laahu laka wa baaraka calayka wa Jamaca Baynakumaa Fil Kheyr”.
Anigoo Ah Bahada Shabakaada Idale News Online, oo Isku duuban Waxaan ALLE ugu baryaynaa inuu siyo labadan Oo ah Faraska iyo Geeyada , farta iyo Faraatiga Ee is calfsadey ubad wanagsan oo barakeysan, waxaanu leenahay noqoda kuwii isku waaray. Aamiin, Aamiin ,Aaamiin.
Idale News Online, Burco.