DEG DEG: C/laahi Cumar Abshir Oo Ku Guuleystey Kursiga 3aad Ee Beesha Biimaal/Ismiin
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aad Ee doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow,C/laahi Cumar Abshir Oo Ku Guuleystey...
DEG DEG: Sayid Cali C/qaadir Macalin Oo Ku Guuleystey Kursiga 3aad Ee Beesha Jiido/Safar
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aad Ee doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Sayid Cali C/qaadir Macalin Oo...
Cabashada Ay Qabaan Musharaxiinta Aqalka Hoose Ee KGS Oo Sii Kordheysa
Baydhabo(INO)- Iyadoo magaalada Baydhabo ay weli ka socoto doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ayaa waxaa barbar socda khilaafyo iyo cabashooyin shaqada doorashada ee...
DEG DEG: Maxamed Saciid C/laahi Oo Ku Guuleystey Kursiga 2aad Ee Beesha Bagadi/Abaasaad
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aad Ee doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Maxamed Saciid C/laahi Oo Ku...
Baarlamaanka Midowga Yurub oo doonaya in la jojiyo wadahadaada Turkiga
Brusseless(INO)- Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa u codeeyey mooshin sheegaya in la joojiyo gebi ahaanba wada hadalka Midowga iyo Turkiga ka dhexeeya ee ku aadan...
Daawo: Waxgaradka iyo Qaar dhaqanka Hawiye ka mid ah oo ku dhaartey in haddii...
Mogadishu (INO) - Waxgarad iyo odayaal dhaqameed ka soo jeeda beelaha Hawiye oo shir jaraa'id qabtey ayaa si aad ah u dhaliiley guddiyada doorashada...
Cumar Dhagey “BFS ayaa go’aan ka gaaraya xilliga ay dhaceyso doorashada”
Muqdisho(INO)— Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban Avv. Cumar Maxamuud Cabdulle (Cumar Dhagey) ayaa sheegay in baarlamaanka cusub go’aan ka gaarayo xilliga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha,...
Dood iyo muran ka taagan Kuraasta Aqalka Hoose ee Beelaha Abgaal ee taala Jowhar
Jowhar(INO)— Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dood iyo muran xooggan ay ka taagan yihiin qaar ka mid ah kuraasta Aqalka...
Aqriso:Bayaan ay Gudiyada Doorashadu uga Hadleen Musuq-maasuqa Doorashooyinka Socda
Muqdisho(INO)- Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban ee heer Federaal oo loo soo gaabiyo iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee loo gaabiyo GXKHDD, ayaa...
Beesha Caalamka Oo Baaq u Dirtay Maamul Goboleedyada
Muqdisho(INO)- Beesha Caalamka ayaa si weyn u soo dhaweysay Maamulka Jubbaland in uu soo dhameystiro Doorashada Aqalka Hoose, kadib markii Maamulka Jubbaland uu shalay...
DEG DEG+Aqriso: Magacyada Beelaha Maanta Galaya Doorashada Aqalka Hoose Ee KGS
Baydhabo (INO)- Doorashada Wajagii 3aad Aqalka Hoose ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Baydhaboo Ee Xarunta Gobolka Bay ka sii soconaysa waxana Maanta...
Aqriso: Magacyada iyo Beelaha Ay Ka Soojeedaan 6 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Doortey Baydhabo
Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay maanta waxaa lagu qabtay Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Doorashada oo...
Aqriso: Jubbaland: Magacyada Xildhibaannada Cusub, Wasiirro Iyo Xildhibaanno Dib Loo Doortay Iyo Musuqii Doorashada
Kismaayo(INO)- Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee maamul goboleedka Jubbaland, ilaa 43 Xildhibaan oo ka tirsan aqalka hoose ayaa lagu doortay magaalada...
Farshaxaniistaha Caanka ee Soomaaliyeed oo sawir gacmeed ku muujiyey hab dhaqanka & Tilmaamaha Madaxweynaha...
Amin Arts oo dadka Soomaaliyeed si aad ah u jecel yihiin farshaxankiisa isla markaasna followers aad tiro badan oo isugu jira Soomaali iyo Ajaabin...
DEG DEG: Amina Xasan Cali Oo Ku Guuleysatey Kursiga 2aad Ee Beesha Galadi/ Tolweyne
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Amina Xasan Cali ay ku Guuleysatey...
DEG DEG: Xuseen Cismaan Xuseen Oo Ku Guuleystey Kursiga 1aad Ee Beesha Galadi/ Yabdhaale
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Xuseen Cismaan Xuseen uu ku guuleystey...
DEG DEG: Safiyo Xasan Nuur Oo Ku Guuleysatey Kursiga 2aad Ee Beesha Jiido
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Safiyo Xasan Nuur ay Ku Guuleysatey Kursiga...
DHAGEYSO: Gudiga xalinta khilaafaadka Doorashada oo war ka soo saaray kuraas ka mida aqalka...
Baydhabo(INO)- Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa sheegay in ay go’aan ka gaarayaan kuraasta qaar ee Maamul Goboleedyada kuwaas oo lagu doortay si xoog...
Aqriso: Suldaanka Beesha Galadi Oo Sheegey In Baydhabo La Keeney Ergo Been Abuur Ah
Baydhabo(INO)- Suldaanka Guud Ee Beesha Galadi Suldaan Cismaan Suldaan Axmed Suldaan Sheekh Cabdi, Ergo uu Gudbiyey Gudiga Doorasha Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa La Bedley.
Waxuuna...
DEG DEG: Prof. Maxamed Cumar Dalxa Oo Ku Guuleystey Kursiga Beesha Hintire Ee Aqalka...
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Maxamed Cumar Dalxa uu Ku Guuleystey Kursiga...