Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aad Ee doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Sayid Cali C/qaadir Macalin Oo Ku Guuleystey Kursiga 3aad Ee Beesha Jiido/Safar.
Mudane Sayid Cali C/qaadir Macalin ayaa heley 49 cod, Halka Faadumo Cusmaan Mayow way tanaasushey.
Ergada ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa soo dooranaya xubnaha ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan.