Aqriso:Bayaan ay Gudiyada Doorashadu uga Hadleen Musuq-maasuqa Doorashooyinka Socda

0
189

Muqdisho(INO)- Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban ee heer Federaal oo loo soo gaabiyo [GFHDD] iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ee loo gaabiyo GXKHDD, ayaa maanta wadajir u soo saaray War-murtiyeed ay kaga hadlayaan qorshe isku-duba-ridan oo wax looga qabanayo is-damarin doorasho oo halis ah.

Haddaba, AKHRISO; War-murtiyeedka ay Wadajirka u soo saareen Guddiyadaan;