Baydhabo (INO)- Doorashada Wajagii 3aad Aqalka Hoose ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Baydhaboo Ee Xarunta Gobolka Bay ka sii soconaysa waxana Maanta La Dooranaya 4 Kursi.
Beelaha Galaya waxay kala Yihiin :
- 1 Kursi Beesha Jiido/Digil
- 2 Kursi Beesha Biimaal/Dir
- 1 Kurs Beesha Bagadi/Abaasaad/ Digil
Faah Faahinta iyo Natiijooyinka Bilaw iyo dhamaad Kala Soco IdaleNews.com
Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.