DEG DEG: Safiyo Xasan Nuur Oo Ku Guuleysatey Kursiga 2aad Ee Beesha Jiido

0
170

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 2aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Safiyo Xasan Nuur ay  Ku Guuleysatey Kursiga 2aad Beesha Jiido, iyadoona Heshey 46 cod.

Maryan Maxamed Aaden, way tanaasushey.

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.