Amin Arts oo dadka Soomaaliyeed si aad ah u jecel yihiin farshaxankiisa isla markaasna followers aad tiro badan oo isugu jira Soomaali iyo Ajaabin ku leh baraha bulshada isugu timaado ayaa sawir gacmeed ku muujiya xaalada Maamulka Koonfur Galbeed Somalia iyo hogaamiya maamulkaas Shariif Xasan Sheikh Aadan. Amin Arts ayaa qainkiisa dul dhigay Madaxweyne Shariif Xasan oo dadkii KGS Galbeed ka dhigey kuwa uu horey bohol ugu ridey sida qashinkii oo kale iyo kuwa kale oo iyaguna xabaasha loo sii wado.
Turjumaada Af Maaya kortoonka ku qoran ayaa u dhiganta sidaan:
“Shariifow anagu adiga ku dooran doonaa ee nin kale ma dooneyno adigaan ku jecelahay horay jirka nagooy, mida kale waxay dhaheen umadey ninkan dulaalka ah ee aad aaminteen inuu horay bohol idiinku shubi horayna wuu idiinka shubay”
Idale News ONline