Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 3aad Ee doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow,C/laahi Cumar Abshir Oo Ku Guuleystey Kursiga 3aad Ee Beesha Biimaal/Ismiin.
Musharaxiinta Waxay Kala Heleen
- C/laahi Cumar Abshir 51 Cod
- Hilaac C/qaadir Axmed O Cod.
Ergada ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa soo dooranaya xubnaha ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan.