DEG DEG: Xuseen Cismaan Xuseen Oo Ku Guuleystey Kursiga 1aad Ee Beesha Galadi/ Yabdhaale

0
213

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 2aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow,  Xuseen Cismaan Xuseen  uu ku guuleystey Kursiga 1aad Ee Beesha Galadi/Yabdhaale.

  • Xuseen Cismaan Xuseen 48 cod
  • Cali Sheekh C/laahi (Cali Afgooye)  2 Cod.

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.