DEG DEG: Aqriso 3 Kursi Oo Maanta Lagu Dooranaya Baydhabo + Magacyada Beelaha
Baydhabo(INO)- Magaaladda Baydhabo waxaa maanta ka bilaabatay Wajiga 3aad ee doorashooyinka Aqalka Hoose ee barlamaanka Federaalka Soomaaliya sla markaana 3 Kursi ayaa maanta lagu dooranaya...
Trump oo ugu baaqay Hillary in ay aqbasho natiijada doorashada iyo gobol sheegay in...
NY(INO)- Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Donald Trump, ayaa ku tilmaamay dib u tirinta codadkii laga dhiibtay gobolka Wisconsin khiyaamo. Wuxu sheegay in xataa...
Baroor-diiq sagaal maalmood soconeysa oo ka bilaabatay dalka Cuba
Cuba(INO)- Dalka Cuba waxaa ka billaabatay sagaal maalmood oo loo baroordiiqayo hogaamiyihii kacdoonka dalkaasi oo shalay geeriyooday. Fidel Castro ayaa ahaa 90 sano jir.
Dad...
14 ruux oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay galbeedka dalka Uganda
Kampala(INO)— Illaa 14 ruux ayaa lagu dilay dagaa ka dhacay galbeedka dalka Uganda, kaddib markii ay isku dhaceen Ciidamada dowladda iyo maleeshiyo daacad u...
Dhageyso:Madaxweynaha oo Fariin u diray Madaxda maamul goboleedyada
Muqdisho(INO)-Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa faray Madaxweynayaasha Maamul Goboledyada dalka ka jira inaysan hareer marin waxyaabihii horay loogu heshiiyay ee ku aadan Doorashooyinka...
Aqriso: Magacyada iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan 4 Mudane Oo Maanta Lagu Doortey...
Baydhabo(INO)- Magaaladda Baydhabo waxaa maanta ka bilaabatay Wajiga 3aad ee doorashooyinka Aqalka Hoose ee barlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad goboleedka ee Koonfur galbeed ayaa...
Warbixin:Shariif Xasan, Cumar C/rashiid iyo C/raxmaan C/shakuur oo ku sugan Addis Ababa
Addis(INO)— Dhaq dhaqaaqyo iyo kulamo siyaasadeed oo aad u xoogan ayaa ka socda magaalada Addis Ababa, iyadoo dowladda Itoobiya ay dooneyso inay dib boorka...
Khilaaf ka dhashay Kursiga uu u tartamayo Goodax oo qarka u saaran in tartankiisa...
Muqdisho(INO)— Khilaaf iyo is qab qabsi cusub ayaa ka dhashay Kursiga Beesha Agoon ee Xawaadle ku laheyd Aqalka Hoose, iyadoo khilaafkan uu saameeyay dhinacyo...
Dhageyso:7 qof oo ku dhimatay Qarax ka dhacay Muqdisho iyo Ninkii Ka Dambeeyey Oo...
Muqdisho(INO)= Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Maanta ka dhacay Suuqa Beerta ee Degmada Waaberi. Gaari nuuca raaxada ah ayaa loo adeegsaday Qaraxa...
Wisconsin Oo Dib Loo Tirinaayo Codadka Doorashada
NY(INO)- Gobolka Wisconsin ee dalka Maraykanka ayaa go’aamiyey in dib loo tiriyo codadkii doorashada Maraykanka ee dhacdey 8 Nofeember 2016.
Musharaxa Xisbiga Cagaarka Jill Stein...
Madaxweyne Putin oo siiyay dhalashada ruushka jilaaga caanka ah ee reer Mareykan Steven Seagal
Moscow(INO)- Madaxweynaha dalkaasi Ruushka Vladimir Putin ayaa xalay magaalada Moscow ku guddoonsiiyay baasaboorkiisa cusub ee ruushka jilaaga caanka ah ee reer Mareykan Steven Seagal...
DEG DEG: Maryan Macalin Oo Goordhow Ku Guuleysatey Kursiga 3aad Ee Beesha Hariin/Hoon
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolk Bay ka Socoda Wajagii 3aad Ee doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Maryan Macalin...
Hoggaamiyihii Hore ee Cuba Fidel Castri Oo Geeriyooday
Cuba(INO)- Hoggaamiyihii hore ee dalka Cuba ayaa geeriyooday, isagoo da’diisu ahayd 90 jir, sida uu shaaciyay Telefishinka dowladda Cuba.
Madaxweynaha Cuba Raul Castri oo xilka kala...
Wejiga 3aad ee Doorashada Aqalka Hoose oo Mar kale Ka Bilaabatay Magaalada Baydhabo
Baydhabo(INO)- Magaaladda Baydhabo waxaa maanta ka bilaabatay Wajiga 3aad ee doorashooyinka Aqalka Hoose ee barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu dooranay 20 xildhibaan ee dambeeya...
Dhageyso: Dib u dhac ku yimid doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
Muqdisho(INO)- Michael Keating Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Mioobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay inaysan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya aysan ku dhaci karin Waqtigii loo...
Hawlgal Khasaare Sababay oo laga fuliyay Deegaan ka tirsan G/Sh/ Hoose
Afgooye(INO) — Hawl-gal khasaare geystay, ayay Dowladda Somalia sheegtay in laga fuliyay tuulo ka tirsan degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellada Hoose.
Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegtay...
Daawo: Akadeemiyada Tababarka iyo Horumarinta Ee NUJUUM Oo Tababaro Siin iyo Wacyi-Galin Ka Wada...
Baydhabo(INO)- Akadeemiyada tababarka iyo Horumarinta ee NUJUUM, waxaa la’aasay August 2016, Akadeemiyadan waxay Xarunteedu ay tahay Degmada Buurkahaba Ee Gobolka Bay, Waxaana yagleeley Aqoonyahan...
Aqriso: Magacyada iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan 4 Mudane Oo Maanta Lagu Doortey...
Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay maanta waxaa lagu qabtay Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Doorashada oo...
Daawo: Odayaasha Beesha Biimaal Oo Sheegey In La Bedeley Ergadii Ay Soo Gudbiyeen
Baydhabo(INO)- Iyadoo magaalada Baydhabo ay weli ka socoto doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ayaa waxaa barbar socda khilaafyo iyo cabashooyin shaqada doorashada ee socota.
Cabashooyinka...
DEG DEG: Danjire C/laahi Sheekh Ismaaciil Oo Ku Guuleystey Kursiga 4aad Ee Beesha Biimaal/...
Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolk Bay ka Socoda Wajagii 3aad Ee doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Siyaasiga...