Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolk Bay ka Socoda Wajagii 3aad Ee doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Maryan Macalin Oo Goordhow Ku Guuleysatey Kursiga 3aad Ee Beesha Hariin/Hoonyare.
- Maryan Macalin Isaaq 50 cod
- Khadiijo Maxamuud Isaaq , Way tanaasushey.
Ergada ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa soo dooranaya xubnaha ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan.