DEG DEG: Danjire C/laahi Sheekh Ismaaciil Oo Ku Guuleystey Kursiga 4aad Ee Beesha Biimaal/ Ismiin

0
181

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolk Bay ka Socoda  Wajagii 3aad Ee doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Siyaasiga Weyn Danjire C/laahi Sheekh Ismaaciil Oo Ku Guuleystey Kursiga 4aad Ee Beesha Biimaal/ Ismiin.

Musharaxiinta Waxay Kala Heleen
  • Danjire C/laahi Sheekh Ismaaciil 51 Cod
  • Amina C/laahi, Is Casishey.

Ergada ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa soo dooranaya xubnaha ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan.

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.