Siyaasiga Maxamed Amiin Cabdullaahi oo ka hadley aragtidiisa ku aadan doorashada Madaxweynaha Jubbaland Axmed...
Siyaasiga Maxamed Amiin oo horayna uga mid ahaa Baarlamaankii KMG ahaa dhawaanahaana ku sugnaa Magaalada kismaayo, kadib markii lagu xanibay garoonka Magaalada kismaayo ayaa...
Caleemo Saarka Axmed Madoobe oo beri Ariport ka dhici doonta iyo Barre Hiiraale oo...
Wararka naga soo garay magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaay tibaxayaan in maalinta bari ah ay magaaladaasi ka dhacayso calemo saarka...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedyo
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shirkan guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”.
Golaha ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedyo...
Axsaabta Siyaasadeed oo ku baaqay in Baarlamanka Soomaaliya loo daayo la xisaabtanka xukuumada
Qaar ka mid ah axsaabta siyaasadeed ee ka dhisan koonfurta Somalia ayaa maanta kulan ku yeeshay hotelka Jasiira ee magaalada Muqdisho kaasoo ay uga hadleen...
Axmed Madoobe “Hadii dhibaato ka dhacaan Kismaayo dowladda ayaa Mas’uul ka ah”
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo shalay ay doorteen Madaxweynaha Jubaland Ergooyin shirweyne ku lahaa Kismaayo ayaa ka digay dhibaatooyin ka dhaca magaalada, isagoo...
C/kariin Guuleed “Warbaahinta ayaan ka maqalnay in maamul looga dhawaaqay Kismaayo”
Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo, kaasoo labo madaxweyne loogu kala doortay...
Nuqulka mooshinka loogu soo horjeedo R/Wasaare Saacid iyo Xukuumadiisa oo xildhibaanada la qeybinaayo maanta
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in loo qeybiyo nuqulada mooshinka ka dhanka ah Xukuumada Soomaaliya, kaasoo shalay uu cadeeyay Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya.
Nuqulada...
Dhageyso: Khudbadii Axmed Madoobe Jeedshay markii ergada shirka Kismaayo u doorteen Madaxweynaha Jubbaland State
Shir ka dhacey xarunta Jaamcada Kismaayo oo ku taala duleedka Magaalada Kismaayo waxaa loogu Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland loogu doortey Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed...
R/wasaarihii hore ee Somalia Cabdiweli Cali Gaas oo hambalyeeyey Axmed Madoobe iyo Fartaag
Ra'iisul Wasaarihii hore ee dowladii kmg Somalia Cabdiweli Cali Gaas ayaa u hambalyeeyey isla markaasna ku tilmaamey talaabo wanaagsan oo dhanka dimoqraadiyada doorashadii Kismaayo...
Dhageyso: Xildhibaan Xidig oo horboodaya Mooshin ka dhan ah Xukuumada oo ka hadlaya eedaha...
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay maanta baarlamaanka horgeeyeen mooshin ka dhan ah xukuumadda RW Saacid.
Mooshinka...
Barre Hiiraale oo isna sheegtay in Ergada Shirka ay u doorteen Madaxweynaha Jubbaland State...
Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo Waxyar un kadib markii la doortay Sheekh Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shaaciyay inuu yahay isna Madaxwaynaha Maamulka...
Wafdi Dowlada Soomaaliya ka socda oo gaarey Kismaayo iyo Doorashada Axmed Madoobe oo kala...
Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen Wafti balaaran oo ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaasoo uu...
Madaxweyne Siilaanyo “Dalal Indho kale wax ku eegaaya ayaa dabada ka riixaaya Midnimada Soomaaliya”
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caddeeyey in dalal ka mid ah adduunyada oo indho kale wax ku eegayaa ay Somaliland ku...
Qarax Qasaaro gaystey oo ka dhacey Isgoyska Kaasa popolare ee Magaalada Muqdisho
Qarax xoogan ayaa goor dhow oo duhurnimadii maanta ah waxaa uu ka dhacay agagaarka isgoyska Kaasa Bobolaare oo ku yaala wadada wadnaha ee magaalada...
Faroole oo durbaba Axmed Madoobe ugu hambalyeeyey doorashada Xilka Madaxweynaha Jubblaland State [Daawo+Dhageysi +...
Afhayeenka maamul goboleedka Puntland State Mudane Ahmed Omar Hirsi (Libaax-Joore) ayaa u xaqiiyey in Madaxwynaha Puntland Abdirahman Sheikh Mohamoud Faroole uu khadka Telefonka ugu hambalyey...
Doorasho si kedis ah uga dhacey Jaamacada Kismaayo ayaa Axmed Madoobe loogu doortay inuu...
Waxaa Maanta si kadis ah lagu shaaciyay inay dhacayso Doorashada Madaxwaynaha Maamulka Jubaland State, kadib markii ay shir Jaraa’id qabteen gudiga gacanta ku haya...
Kulankii Barlamaanka ee maantaoo Ra’iisul Wasaare Saacid looga codsadey inuu codka kalsoonida weydiisto Barlamaanka
Kulan Baarlamaanka Soomaaliya goor dhow uga soo gaba gaboobay Xarunta Golaha shacabka ayaa laga jeediyay inuu horyaalo mooshin ka dhan ah Xukuumada Soomaaliya, oo...
Daawo Wareysi xiiso badan oo Somali Channel la yeeshey Faysal Cali Waraabe, Gudoomiyaha Xisbiga...
Daawo Wareysi aad u xiiso badan oo gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Soomaaliland siiyey TV Somali Channel
Idale News Online
Somaliland oo sheegtay in si KMG ah hawadeeda uga mamnuucday diyaaradaha Qaramada Midoobey
Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay si KMG ah hawadeeda uga mamnuuceyso laga bilaabo maalinta berri diyaaradaha Qaramada Midoobey.
Go’aankan ayaa ka dambeeyay kadib markii ay...
Nin ka tirsan Ciidamada mucaradka Suuriya oo cunaayo wadnaha askari ka tirsan dowlada(video)
Nin ka tirsan Ciidamada mucaradka Suuriya oo cunaayo wadnaha askari ka tirsan dowlada suuriya oo dagalka lagu dilay kuna dharanaya magaca ilaah (SL) in...