Aktarada caanka ee Hollywood Angelina Jolie oo iska saartay Labadeeda Naas
Aktarada caanka ah ee jisha Filimaanta Hollywood-ka ayaa iska saartay labadeeda Naas, kadib markii la ogaaday in naasaheeda ay qatar ugu jiraan inuu ku dhaco...
Dhageyso + Qaar Rakaabka Diyaaradii tagtey Kismaayo oo mar kale dib loogu soo celiyey...
Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose laga soo celiyay Siyaasiyiin iyo Odayaal dhaqameed kasoo jeeda deegaanada Jubbooyinka. Siyaasiyiinta iyo odayaashaas dib...
Diyaaradii dhowaan laga celiyey Kismaayo oo maanta caga dhigatey Airport Kismaayo iyo Isgaarsiintii oo...
Warar hordhac ah oo aan wali la xaqiijinin ayaa sheegaya in diyaaradii dhowaan dib loogu celiyay magaalada Muqdisho ay maanta dib ugu soo laabatay...
Gudoonka Barlamaanka oo si rasmi ah loo gudbiyey Mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaare...
In ka badan 50-xildhibaano ayaa goor dhow u gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya mooshin ka dhan ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid,...
Faahfaahin dheeri ah oo ku saabsan Mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul Wasaare Saacid Shirdoon
Xog muhiim ah oo laga helaayo goobaha siyaasada lagu falanqeeyo ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaano kor u dhaafaya illaa 90 mudane ay...
Doorashada Madaxtinimada Jubbaland oo la filaayo iney dhacdo 15 May ama Maalinta Arbacada
Magaalo Xeebeedka Gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo waxaa ka socota qabanqaabo loogu jiro doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland State. 500 ergo oo ka qeyb ah doorashada...
Xukuumada Somaliland oo ku eedeysay Feysal Cali Waraabe inuu u dhuuntay Madaxweynaha Somalia (Sawiro)
Xukuumada Somaliland ayaa ku eedeysay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Feysal Cali Waraabe inuu ogolaansho la’aan uu la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud mar...
Qaramada Midoobey oo dib ugu wareejiyey Dowlada Somalia Maamulka Duulimaadka Hawada Somalia
Kulan adag oo gudaha garoonka diyaaradaha Ee Aadan Cade International Airport ee Magaalada Muqdisho ku dhexmaray wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta,Boostada,iyo Gaadiidka Cirka iyo Dhulka xukuumadda Soomaaliya...
Maamul KMG oo ku saleysan Nidaamka Awood qeybsiga 4.5 oo Dowladdu ku howlan tahay...
Dowlada Fadaralka Somalia ayaa waxaay dhawaan si hoose u magacowday Maamul kmg ah oo ku dhisan nidaamka 4.5 ka ah ee ay ku dhisan...
Mooshin ka dhan ah Xukuumada Soomaaliya oo si xowli uga socda magaalada Muqdisho (Warbixin)
Mooshin ka dhan ah Xukuumada Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo shirar gaar gaar ah iyo xod xodasho badan ay ka dhex socoto...
Dood cilmiyeedka looga hadlayay sida dhalinyarada uga qeyb qaadan karaan ammaanka oo Muqdisho ka...
Dood cilmiyeed looga hadlayay looga hadlayay qaabka dhalinyarada Gobolka Banaadir uga qeyb qaadan karaan ammaanka iyo xasilinta dalka ayaa maanta lagu qabtay Xarunta degmada Howlwadaag ee...
Xukuumada Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in 20-sano kadib ay dib u howl gelineyso...
Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay inay dhowaan dib u howl gelineyso Diyaaradii Somali Airlines 20-sano kadib, si ay qeyb uga noqoto shirkadaha diyaaradaha caalamka ee duulimaayada...
Qarashkii ugu badnaa Madaxweynaha Soomaaliya ku bixiyo safar Dibada ah (Faalo Wargeyska The Sun)
Wargeyska The Sun ee ka soo baxa dalka Britain, ayaa qoray warbixin dood weyn ka dhex dhalisay shacabka Ingiriiska, taasoo uu ka qoray madaxweynaha...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey
Madaxweynaha Jamhuuiriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa dalka dib ugu soo laabtey ka dib markii uu dalka Ingiriiska...
David Camiron oo ka warbixiyay Socdaalkii Madaxweyne Xassan Sheikh iyo Guulaha ay tiigsatay Dowladda
Ra’isul wasaaraha Dalka Britain David Camiron, ayaa waxa uu wareysi dhinacyo badan taabanaayo siiyay Wakaaladda Wararka AP, isagoona sheegay in Madaxweynaha dhigiisa ee Somalia...
Taliyaha Ciiddamadda Boliiska oo markii ugu horeysay ka hadlay Amaanka Muqdisho
Taliyaha Ciiddamadda Boliiska Somalia Gen: Saacid, ayaa waxa uu markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in Taliska aysan u dul qaadan doonin Falalka lagu...
Ciidamada Kenya oo maanta dagaalo kulul kala kulmay Xoogaga Shabaab
Xoogaga Shabaab oo si weyn uga soo horjeeda joogitaanka Ciidamada Kenya ee dalka, ayaa waxay maanta la galeen dagaalo culus oo ay ku qaadeen.
Degmada...
Qarax xoogan oo gilgilay Magaallo ka tirsan Dalka Turkiga
Qarax xoogan oo Khasaara Naf iyo maal isugu jira ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada Reyhanli oo kutaalla xadka dalka Turkiga, kadib markii Weerarkaasi...
Ugaaska Beesha Sade oo sheegay in lagu heshiyay Ergadi Jubbada hoose iyo Jubbada dhexe.
Magaalada Kismaayo oo ay labadi bari ee ugu danbeysay ay ka tagnayd ismari waa dhanka qaybsiga ergoyinka Gobolada Jubbada hoose iyo jubbada dhexe ee ...
Goorma ayaa la soo dooran doonaa Madaxweynaha Maamulka Jubbaland?
Guddiga Doorashada qaban qaabada ee Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday goorta la soo dooran doono Madaxweynaha Maamulka Jubbaland.
Maamulka Jubbaland waa Maamul...