Dibadbax loogu soo horjeedo Maamulka Axmed Madoobe oo Kismaayo ka dhacey
Dibadbax ay kasoo qayb galeen boqolaal ruux oo ka kala yimid xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa maanta...
Daawo: Falanqeynta Xildhibaano iska soo horjeeda oo ka hadlaaya Mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul...
Xildhibaano iska soo horjeedo kuna kala aragti duwan mooshinka ka dhanka Ra'iisul Wasaare Saacid ayaa TV Somali Channel oo wareysiyo la yeeshey sheegey in dhaliilo...
Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aadan xiyiraada duulimaadka Qaramada Midoobey ee deegaanada...
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay mowqifkeeda ku aadan mamnuucista lagu soo rogay duulimaadyada Qaramada Midoobey ee deegaanada Somaliland, gaar ahaan Berbera iyo Hargeysa, iyadoo...
Xildhibaan fanax oo Kamaal Guutaale, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya, ku eedeeyey inuu ka...
Mid ka mid ah xilldhibaanadii laga hor istaagey kulankii ay yeelan lahaayeen xildhibaanada mooshinka ka dhanka ah Ra'iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ka...
Askarigii ku lug lahaa Hubkii Madaxtooyada la rabey in lagala baxo oo la qabtey
Dowladda Soomaaliya ayaa waxay ku guuleysatay inay gacanta ku soo dhigto, askari ka tirsan Ciidamada Dowladda, kaasoo ahaa ninkii suuq geeyay hubkii lagala baxay...
Kulan Muqdisho ka dhacey oo looga hadley Maalgashiga Soomaaliya
shirweyne looga hadlayo maalgashiga Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan ay ka soo qeyb galeen Mas'uuliyiin ka socotay Rugta Ganacsiga Soomaaliya...
Shir Balaaran oo looga soo horjeedo Maamul Goboleedka Jubbaland oo ka dhacey Melbourne Australia
Waxaa magaaladda Melbourne ee dalka Australia ka dhacey shir balaaran oo ay ka soo qayb galeen dhamaan qeybaha kala duwan ee Beelaha Digil iyo Mirifle sida Madaxda Jaaliyadda...
Xarunta Waxbarashada ee Anadol ayaa maanta si rasmi ah looga furay magaalada Muqdisho
Xarunta Waxbarashada ee Anadol ayaa maanta si rasmi ah looga furay magaalada Muqdisho, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu xariga ka jaray Xaruntan...
Daawo dabaaldaga 18ka May ee soomaaliland si wanaagsan u dhacday
Dadweynaha reer Somaliland ayaa maanta u dabaal degay sanad-guuradii 22aad markii ay ku dhawaaqeen inay gooni isaga taageen Soomaaliya inteeda kale sanadkii 1991-dii, iyadoo...
William Ruto: “Waxaan u baahanahay in Soomaaliya si buuxda loo nabadeeyo sabababtoo ah amaan...
Madaxweyne ku xigeenka wadanka Kenya William Ruto oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah wadamada Africa ayaa waxaa uu ka dalbaday ururka midawga...
Taliska AMISOM oo ka hadlay mowqifkooda ku aadan maamulada iska soo horjeeda ee laga...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa markii u horeysay ka hadlay mowqifkooda ku aadan maamulada iska soo horjeeda ee laga dhisayo magaalada Kismaayo, maalmo kadib markii...
Wafdi ka socda IGAD oo gaaray kismaayo, kulan na la qaateen madaxweynaha ...
Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ee...
7 Jir Mareykan ah oo Chocolate Madaxda Mareykanka ka yaabshey sameeyey.
Madaxweyne Ku xigeenka dalka Maraykanka Joe Biden, ayaa sheegay inuu aad uga yaabay, ilaa heerka hubka iyo rabshad jacaylku ka gaadhay dadka Maraykanka ah,...
Madaxweyne Siilaanyo oo fariin ku aadan manaasabada gooni isu taaga Somaliland u diray Shacabka...
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmauud (Siilaanyo) ayaa shacbiga Somaliland ugu baaqay inay u midoobaan oo weyneeyaan munaasibadda 22-guurada ka soo wareegtay dib ula...
Ciidanka Booliiska oo Howlgalo ka wada Magaalada Muqdisho
Ciidamada dowlada Soomaaliya gaar ahaan ciidanka booliska ayaa saaka hawlgallo ballaaran ka wada xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ,Ciidanka...
R/Wasaare Saacid oo Muqdisho kula kulmey Xoghayaha Guud ee IGAD Mr Maxbuub iyo Jeneraal...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa kulan la qaatay wafdi ka socday urur goboleedka IGAD, kuwaasoo booqashadooda ay la xiriirto qiimenta arrimaha...
Wadooyinka Halbowlaha u ah Magaalada Muqdisho oo hawanaaya + Sawiro
Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho oo aad u mashquul badanaa ayaa u muuqata in maalmahaan dambe is bedel ku yimid ka dib markii...
Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo taageertay Doorashada Axmed Madoobe ee Jubbaland State
Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya "DDSI" Cabdi Maxamuud Cumar ayaa u hambalyeeyay shacabka iyo madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe).Qoraal kasoo...
Maamul la magac baxay Ganaane State of Somalia oo Baydhabo looga dhawaaqey
Wararka naga soo gaareya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaaya in magaaladaasi looga dhawaaqey Maamul Goboleed la magac baxey Ganaane State of...
Daawo: Sida loo caleema saarey Barre Hiiraale oo taageerayaashiisa u doorteen Madaxweynaha Jubbaland State
Xaflad ay soo agaasimeen taageerayaasha Barre Aadan Shire "Barre Hiiraale "islamarkaasina ay ka soo qeybgaleen nabadoonno, salaadiin, ugaasyo iyo waxgarad sida ay sheegteen ka...