Dhageyso: Gaashaanle Shuute oo ka hadlay cida u badan xukunada dilka ah
Muqdisho(INO)- Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay xukunada ay rideyso Maxkamadda...
Dhageyso:Faah faahin Dagaal ka dhacay Goof-gaduud Ee Gobolka Bay
Baydhabo(INO)- Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa khasaare ka dhashay Dagaal ka dhacay Degaanka Goof-gaduud Buurey oo 30-KM ujira Gobolka Bay.
Dagaalkan ayaa u...
Syria: Aleppo oo inteeda badan gacanta u gashey ciidamada Bashar al-Assad
Allepo(INO)- Ciidada Siiriya oo ay taagerayaa ciidamo kale oo ka socda dalalka Lubnaan iyo Iran ayaa habeenkii xalay ilaa waaberkii Arbacada dagaal culus ku...
Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo maalintii labaad galay
Muq(INO)— Shirka Hoggaamiyeyaasha Madasha Wada-tashiga Qaran ayaa maalintii labaad galay, iyadoo laga sugayo in Madaxda isku raacaan waqtiga kama dambeysta ee ay la qabanayo...
Duulimaadyadii garoonka diyaaradaha Muqdisho oo saaka hakad ku yimid, kaddib shaqo joojin…
Muqdisho(INO)— Duulimaadyadii saaka ka bixi lahaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa hakad ku yimid, kaddib markii shaqo joojin ay sameeyeen shirkadaha diyaaradaha ee isugu...
Dhageyso:Gudiga Doorashada KGS oo sheegay in la xaliyey Cabashooyinkii ka dhashay Doorashada Aqalka Hoose
Baydhabo(INO)- Gudiga Doorashooyinka dadban ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay iney soo afjareen cabashooyinkii ka dhashay Doorashooyinkii Aqalka Hoose ee dhawaan lagu soo gabagabeeyey Magaalada...
Guddoomiyaha Degmada: “Booliska Buurhakaba Ayaa Mas’uul Ka Ah Amni Darrada”
Buurhakaba(INO)- Guddoomiyaha degmada Buurhakaba Cabdi Maxamed Axmed ee gobolka Bay ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda ammaan ee degmadaasi oo maalin ka hor uu ka...
Aqriso:Qodobada Looga Hadlayo Shirka Madasha Ee Muqdisho
Muqdisho(INO)- Waxaa Muqdisho ka socda shirka madasha hoggaanka qaran, marka laga reebo Axmed Madoobe iyo Cabdiweli Gaas inta kale madaxda madasha waa joogaan.
Qodobada Looga...
Daawo:Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo goor dhow ka furmay Madaxtooyada
Muqdisho(INO)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow si rasmi ah u furay shirka Madasha Wada-tashiga Qaran, kaasoo ay ka qeyb galayaan Madaxda...
Dhageyso:Howlgalo Adag Oo Ka Socda Degmada Buurhakaba
Burhakaba(INO)-Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ayaa howlgal balaaran waxa ay ka Sameynayaan degmada Buurhakaba ee gobolka Bay.
Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska degmada...
IRAN oo digniin u dirtay Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump
Tahran(INO)- Dowlada Iran ayaa digniin adag u dirtay Madaxweynaha Maraykanka ee dhawaan xilka la wareegi doona Donald Trump, xukuumada Tehran ayaa uga digtay hogaamiyaha...
USA: Trump oo u hanjabay Shirkada Diyaaradaha Sameysa ee Boeing
NY(INOI)- Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu joojin doono mashruuca lasiiyo Shirkada Maraykanka laga leeyahay ee Boeing oo ah tan...
Indonesia: Dhulgariir xoogleh oo ku dhuftay gobalka Aceh
Waxaa subaxnimadii hore ee saaka oo Arbaca ah uu dhulgariir xoogleh ku dhuftay gobalka Aceh ee Waqooyiga wadanka Indonesia.
Dhulgariirkan ayaa awoodiisa lagu qiyaasay 6.4...
Dhageyso:Xasan Sheekh oo markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii afka ahaa ee Donald Trump...
Muqdisho(INO)- Iyadoo Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka dhawaan weerar afka ah uu ku qaaday dadka Somalida ah ee ku nool dalka Mareykanka, kadib markii...
Dhageyso:Ilka Xanaf oo furka tuurtay kana hadlay sirta doorashada dadban..
Muqdisho(iNO)- Guddoomiyihii hore ee Maxkamada sare ee Dowladda Somalia Abuukaate Ceydiid Ilka Xanaf ayaa sheegay iney qaladaad badan ka jiraan doorashada guud ahaan dalka...
Dhageyso: Cumar Dhageey oo sheegay in aysan Jirin Beel ka maqan Doorashada Soomaaliya
Muqdisho(INO)- Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya Abuukaate Cumar Dhageey ayaa ka hadlay wararka sheegaya in aan loo dhameyn doorashada Soomaaliya.
Waxa uu sheegay Abuukate...
Hadalka Danjire Keating oo Muujiyey Hal arrin oo Soomaaliya Haysata iminka
Muqdisho (INO) – Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Michael Keating, ayaa ka digay in Hogaamiyayaasha Gobolada dalka ay awoodooda uga faa’iideystaan...
Dhageyso:Maamulaha xarunta dhimirka ee Baydhabo oo ku baaqay in la caawiyo dadka qaba xanuunka...
Baydhabo(INO)- Dadka qaba xanuunka loo yaqaan dhimirka ama waalida ayaa la sheegayaa in sanadihii la soo dhaafay si weyn ugu soo badanayeen gudaha Magaaalada...
Hogaamiyeyaasha Madasha oo maanta Muqdisho ku shiraya
Muqdisho(INO)- Sida ay horay u sheegeen Wakiilada Qaramada Midoobey iyo sidoo kale IGAD waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Muqdisho Shirka...
Madaxweynaha oo ka hadlay doorashooyinka Aqalka hoose ee KGS ku soo dhamaaday
Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed oo soo dhameeystiray 69-ka da...