Ciidamada Puntland oo gacanta ku soo dhigay askari Magaalada Garoowe ku dilay haweeney
Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Puntland, oo qof dumar ah ku dilay Magaalada Garoowe.
Dilka...
Filim xiiso Badan oo laga sameeyaay Tahriibka Soomaaliya ee Yurub Daawo Muuqaalka Filimka
Kasoo bilow Socdaalkiisii Libya ilaa iyo uu kasoo gaaray Dalka Sweden ayaa laga sameeyay Filim kooban oo qiiro badan, kaasoo ka turjumaya guud ahaan...
Isbaarooyinkii ugu badnaa oo la soo dhigay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Marka (Warbixin)
Isbaarooyinkii ugu faraha badnaa ayaa saacadihii u dambeeyay la soo dhigtay inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo Marka, iyadoo isbaarooyinkan ay wadada u yaalaan Ciidamo...
Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliska Soomaaliyed Jen. Saacid oo maanta si rasmi xilkiisa ula...
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax, Gudoomiya Maxkamada Sare Caydiid Ilka Xanaf iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed, ayaa ka qeyb-galay...
Daawo Sawirada Ciidamada Jabuuti oo howl galo ay hub ku soo qab qabteen ka...
Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ayaa howl galo ammaanka lagu xaqiijinayo ka wada magaalada B/weyn ee Gobolka Hiiraan, iyagoo dadka...
Arday Soomaali ah oo ka qalin jabisay Jaamacadaha Dalka Mareekanka. Daawo Sawiro
Arday soomaali ah ayaa ka qalin jabisay jaamacada .Winona State University, Minnesota Colleges and Universities. Ardayda ayaa waxa ay ka qalin jabiyeen kulyadaha kala...
Faalo “Amni Sugid Mise Ummad Silcin!?” By Asad Dhaayow
Dhoorkii isbuuc ee ugu danbeeyay magaallada Muqdisho waxa ay ku sugneyd xaallad aan hore loogu baran oo ka duwan tii caadiga aheyd ee ay...
(DAAWO SAWIRADA). Wiil somali ah oo lagu dilay xaafada Penge Bromley ee London
Waxaa Habeen hore lagu Diley Wiil Somali ah Xafad ku taala Konfor Bari Magalada London oo la yiraahdo Penge o ka tirsan Bromley,Wiilkan oo...
AKHRISO 18-QODOB oo ah Caqabadaha ugu Ballaaran ee heysta Dowladda Somalia
Dowladda Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud ayaa waxaa hortaagan Caqabado salka ku haaya Siyaasadda ay Dowladda ku talaabsaneyso, iyadoona Madaxweyne Xassan uu il-gaar ah ku...
Ambassador Mahamat Saleh Annadif oo baaq u diray Qurba-joogta Soomaaliyeed
Danjiraha Midowga Afrika u qaabilsan Arrimaha Somalia,Mahamat Saleh Annadif ayaa waxa uu Qurba-joogta ugu baaqay inay dib-u-dhistaan Dalkooda.
Wuxuu sheegay in Qurba-joogta looga baahan yahay...
(DAAWO VIDEO+SAWIRADDA). Wasiirka arimaha dibada ee dalka Burkina Faso oo marqura Jooga ka dhacay...
Wasiirka arimaha dibada ee dalka Burkina Faso Yabani Jibriil, oo socdaal shaqo ku jooga Maggaalladda Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga, ayaa waxa uu mar...
Ciidan Boolis ah oo la wareegaaya Magaalada Kismaayo
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa lagu wadaa in lagu wareejiyo Ciidan Boolis ah, kadib markii ay soo bateen dagaalada ka...
Magaalada Muqdisho oo lagu dilay laba ruux, markii dil bareer ah loogu geystay askari...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay si weyn uga caroodeen dil Magaalada Muqdisho loogu geystay, mid kamid ah Ciidamada Dowladda Soomaaliya.
Askariga la dilay ayaa waxaa...
Odayaal matalaayay 10 Beelood oo ka qeyb qaadanaayay shirka ka soconaaya Magaalada Kismaayo oo...
Qaar fara badan oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka ee ka qeyb galaaya shirka ka soconaaya Magaalada Kismaayo, ayaa waxay go’aan ku gaareyn inay shirkaan...
Daawo Muuqaalka nin jirkiisa qaybo ka mid ah ay geed yihiin Mucjiso
waa mucjiso aad ku cibro qaadan karto oo aad loola yaabo Muuqaaalka ayaa kaa yaabinaya
halkaan hoose ka daawo muuqaalka
Idale News Muqdisho
Wafdi xaqiiq raadin oo ka socda IGAD ayaa todobaadka soo socda tagaya Kismaayo
Wafdi xaqiiq raadin oo ka socda urur goboleedka IGAD ayaa todobaadka soo socda tagi doona magaalada Kismaayo, si ay u soo indheeyaan xaalada guud...
Dood Wadaag looga hadlayay Social Media oo lagu qabtay Magaalada Nairobi (Sawirro)
Dood wadaag looga hadlaayay aaladaha ay ku wada xiriiraan Bulshada sida Facebook, Paltalk, Twitter, myspace, MSN iyo wixii lamid ah ayaa waxaa lagu qabtay...
Safiirka soomaaliya ee turkiga oo beeniyay warbixin ee qoreen weibsiteyada...
Safiirka soomaaliya ee dalka turkiga ayaa beeninyay warar ee qoreen websiteyada qaarkood taa ee ku sheegeen in uu safiirka soomaaliya laga soo celiyay dalka...
Dhaqdhaqaaq Ciiddan oo laga dareemaayo gobolka Jubbada hoose
Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose, ayaa sheegaya in Ciiddamadad Dowladda Somalia ay Dhaqdhaqaaqyo ka wadaan Deegaano hoostaga Gobalkaasi.
Sarkaal ka tirsan Ciidanka oo la...