Sunday, May 11, 2025

Nin Soomaali ah oo noqdey Afrikaankii ugu horeeyey ee madax ka noqda Red Cross

Cabaas Guuleed ayaa loo doortey ku xigeenka xoghayaha guud ee ururweynaha caalamiga ah ee Istalaabta Cas ama Red Cross ee gargaarka qaabilsan. Wuxuu noqonayaa qofkii...

Midowga Reer Yurub oo sheegay in ay kordhinaya Tabarka Ciidamada Soomaaliya

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michele Cervone d’Urso oo warbixin ka soo saaray xafiiskiisa Nairobi ayaa ku sheegay in...

Ciidamada Howan oo maanta Al-shabaab kala wareegay deegaano hor leh

Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta Duulaan ee ku qaadeen Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay waxa ee kula wareegeen Deegaankaasi kadib markii...

Dowlada Soomaaliya oo ku baaqday in lagu dadaalo xanaanada Xoolaha iyo kheyraadka Dalka

Wasiirka wasaarada Kheyraadka ee Xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in siyaasada dowlada ay ka mid tahay in lagu...

Cade Muuse ayaa walaac ka muujiyay Xaalada Maamul Gobaleedka Putland

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Gen. Cade Muuse Xirsi ayaa ka hadlay xaalada Puntland iyo doorashooyinka dhawaan lagu wado in ay ka dhacaan deegaanada...

Dowladda Somaliya oo dooneysa inay meesha ka saarto, shaqaalaha Sharci darada uga hawl gala...

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi...

Afhayeenka AMISOM “Qal qalka lagu haayo Amniga magaalada Muqdisho wax baa ka qabaneynaa”

  Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col. Cali Aadan Xumad oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Xalane ee Taliska AMISOM ayaa ka hadlay xaalada ammaanee magaalada...

Golaha Wasiirada oo dood culus ka yeeshay shaqaalaha Ajaaniibta ee sida sharci darada dalka...

  Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, iyadoo kulankan shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), waxaana looga hadlay mirihii ka...

Dadka reer Muqdisho oo Walaac ka Muujiyey Jugta xoogga leh oo Magaalada Muqdisho laga...

Dadka reer Muqdisho ayaa maalmihii u dambeeyay ahaa kuwo dhegaha u taagnaa, kadib markii ay soo kordheen qaraxyada magaalada ka dhacayay, waxaana marka dhawaaq ama...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo isku shaandheyn iyo ballaaran lagu sameynayo (Warbixin)

Iyadoo indhawaalaba ay jirtay hadal heyn ku aadaneyd isku shaandheyn iyo ballaarin la doonayay in lagu sameeyo Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa warar soo baxaya sheegayaan...

Daawo: Odayaal Dhaqameed ka dhigey Mooshinka loogu soo horjeedo Xukuumada Saacid oo ay Xildhibaanada...

Salaadiin Soomaaliyeed oo shir ku qabtey magaalada Muqdisho ayaa fariin u direy xildhibaanada wada mooshinka ka dhanka ah Xukuumada Ra'iisul Wasaare Saacid Shirdoon, iyagoo  sheegey...

Muxuu Erdogan ka yiri Guulaha Shirka Soomaalida ee London

Iyadoo uu Ra’isul wasaaraha Dalka Turkiga, Rajab Dayib Erdogan, ka cudur daartay ka qeybgalka Shirka Magaallada London maalintii shalay uga furmay Somalia, ayaa waxa...

Daawo Sawirada: Ugaaska Beesha Gasaargude oo si rasmi ah loo Caleemo Saaray

Boqolaal ruux ayaa waxay ka soo qeyb galeen Caleemo saarka Ugaaska Beesha Gasaargude, oo ka dhacay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo. Ugaas Mustaf Ugaas Aadan...

(DAAWO SAWIRADDA) Gudomiyaha Ururka Qareenada ee Gobolka Sanaag oo la dhaawacay

Gudomiyaha Ururka Qareenada Ee Gobolka Sanaag Garyaqaan Cali Siciid Jamac Cali Foolow ayaa waxaa shalay Abaaro 11 Duhurnimo ay dablay Hubaysani Weerar kusoo Qaadeen...

Baydhabo: Guddoomiyaha xaafadda Howlwadaag oo ku dhaawacmay Weerar Bam baano

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo, ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysay ay dhaawac u geesteen Guddoomiyaha xaafadda Howlwadaag ee magaalada Baydhabo Mr.Khaliif Ibraahim. Guddoomiyaha...

Daawo Sawirada: Madaxweynaha Soomaaliya oo London kula kulmay ganacsato iyo maalgaliyaal Soomaali iyo Ajaanib

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Maxamud oo khudbad ka jeediyey shirka Ganacsatada iyo Maalgeliyeyaasha oo maanta ka dhacay London ayaa yiri “Soomaaliya...

Sir Alex Ferguson oo maanta si rasmi ah isaga casilay shaqada tababarnimo ee Man...

Sir Alex FergusonTababaraha kooxda kubadda cagta ee Manchester United Sir Alex Ferguson, ayaa wuxuu maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay shaqadii tababarnimo ee...

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaaya dagaalo culus oo ka dhacay Magaalada Garbahaarey

  Al Shabaab ayaa waxay kordhisay weerarada ay ka geysaneyso Magaalooyinka Koonfurta iyo Bartamaha ee Soomaaliya, iyadoo dagaaladaan uu ku daadinaayo dhiig hor leh. Ciidamada Al...

Gudoomiyaha Magaalada Marka oo ka badbaaday isku day lagu dili rabay

Maxamed Cusmaan Yariisow ayaa wuxuu ka hadlay qorshe xalay lagu doonaayay in dunida looga musaafuriyo, isagoo dhanka kalana hanjabaado u jeediyay Ururka Al Shabaab. Gudoomiyaha...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...