Safiirka soomaaliya ee turkiga oo beeniyay warbixin ee qoreen weibsiteyada qaarkood

0
188

 

Safiirka  soomaaliya ee dalka turkiga ayaa  beeninyay warar ee  qoreen  websiteyada  qaarkood  taa  ee ku sheegeen in uu safiirka soomaaliya laga soo celiyay  dalka  holand. Safiirka Maxamed mursal ayaa  si cad  u  beeniyay arintaa  waxna kama  jiraan ku  tilmaamay, safiirka   ayaa  xilal kala  duwan ka soo qabtay  intii uu dalka  soomaaliyaa  joogay  hadda na uu yahay safiirka soomaaliya ee  u fadhiya dalka  turkiga. Warbaahinta  Idalenews oo wareysi  gaar ah la  yeelatay safiirka ayaa arintaa  been abuur  ku  tilmaamay, safiirka  oo  hadda  ku sugan magaalada ankara.

Idale News Online

Istanbul, Turkiga