Aqristayaasheena Sharafta leh waxaan idin soo gudbineynaa Barnaamij Ducomentry oo laga sameyey Dilkii Nafiso Cismaan Salaad oo ahayd gabar AL SHABAB xamar ku dileen iyo ragii diley oo qirtey kana sheekeynaya qaabkii dilka bye SNTV.
Idale News Online, Muqdisho.