Saturday, May 23, 2026

Caruur ku dhimatay Roobab ka da’ay Muqdisho.

Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii xaley ka da’ay roobab dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen. Waddooyinka waaweyn ee magaalada waxaa saakay dhex ceegaga biyo ay dhigayn...

Waraysi Dr. Galaydh:” Puntland iyo Somaliland ayagaa walaalo ah, Xaglatoosiyena waa wada keeneen-Video.

Dr. Cali Khalif Galaydh oo ah  R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan Soomaaliyeed isla markaana ka mid ah golaha fulinta ee Khaatumo State ayaa...

Dhageyso: Xildhibaan Cosoble “Haddii Madaxweynuhu ka madax adeego baaqeena, talaabo sharci ayay tageysaa in...

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somalia oo maanta ku shiray Muqdisho ayaa ugu baaqay madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud inuu xilka iska casilo, iyagoo sheegay...

Dhageyso: Madaxweynaha Jabuuti oo kulan arrimaha Somalia ku saabsan la yeeshey Barack Obama

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo haatan ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ka warbixiyey kulan uu White House kula yeeshay...

Dhageyso Madaxeyne Xasan oo loogu baaqey Inuu xilka ka dago.

Magaalada Muqdisho waxaa maanta isugu yimid xildhibaano kor u dhaafaya boqol. Waxay ugu baaqeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu is casilo. Waxay ku eedeeyeen inuu...

Dhageyso: Madaxweyne Madoobe Nuunow Iyo Wafdigiisa oo Goordhow Gaaray Magaalada Muqdisho.

Waxaa daqiiqaddo ka hor Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho ka dagay Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed,waxaana Wafdiga ay ka soo...

Raysal wasaaraha oo maanta la kulmay sarkaal ka socda QM.

  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha xoghayaha guud ee QM ugu qaabilsan taageerada Nabadda marwo Judy–Cheng...

Siyaasada Cusub Ee Soomaaliya: In ka badan 130 Xildhibaan oo madaxweynaha ka codsaday in...

In ka badan 130 xildhibaan ayaa maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, iyagoona  u soo jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu...

Dhageyso: Xoghayihii Maamulka Cusub ee Degmada Qoryooley oo Is Casilay.

Ibraahiim Malab Ibraahiim oo ay dowladdu dhawaan u magacawday xoghayaha maamula degmada Qoryooley ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi. Wuxuu sheegay in xilkan loo...

wasiirka Gaadiid&Duulista iyo xubno la socda oo Magaalada Baydhabo Janaay Gaarey.

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda Soomaaliya Siciid Jaamaca Qoorsheel iyo Agaasimeyaal ka tirsan Wasaaradaasi ayaa goordhaweyd waxa ay gaareen Magaalada Baydhabo ee...

Maamulka Madaxweyne Nuunow oo la kulmaya DF soomaaliya.

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka lixda gobol ee Koonfur Galbeed Somaliya ee Madoobe Nuunoow hogaamiyo  isla markaana  madaxweyne ku xigeen ka ah md  Maxamuud Sayid Adan...

Daawo Video: Qaraxyo Xalay Gil Gilay Magaalada Nairobi

Qaraxyo kala duwan ayaa lagu soo waramaya in ay xalay ka dhaceen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya qaraxa oo ahaa nooca gacanata laga...

DaawoSawiradda : Fanaanad Caanka ah Somalida oo Xalay la Aroosay.

Fanaanada Xaawo Kiin oo ka mid ah Fanaaniinta Somaliyeed kuwooda codka macaan dadkuna ay aadka ujecel yihiin heesaheeda ayaa waxay xalay la aqal gashay...

Golaha amaanka oo canbaareeyay qaraxii lagu dilay C/kaafi Hilowle.

Xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeysay weerarkii Argagixiso ee ay dadka ku dhinteen ee Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho. War...

DEG DEG : Dagaal Xoogan oo ka socda Balad xaawo Ee Gobolka Gedo.

Warar goor dhaw kusoo dhacay warqabadka Wakaalada Warqaad.so ayaa waxay sheegayaan in weerar isku badalay dagaal uu ka socdo degmada Buula Xaawo ee gobolka...

Su’aalo u baahan Jawaabo…

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa kulan magaalada Addis Ababa ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Dibadda Mareykanka John Kerry. Kulankan...

Daawo Sawirada Gabar si Dirqi ah uga bad baaday Halis Nolosheeda soo wajahday.

Haweeney 34-Sano jir ah oo u dhalatay Dalka Shiinaha ayaa gashay xaalad Qatar ah kadib markii ay kusoo duntay buur caro , taa oo...

Tarsan & Farmaajo oo ka tacsiyeeyay dilka C/kaafi Hilowle.

Gudoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo wareysi siiyey idaacada Kulmiye isagoo kusugan Muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay weerar...

Oday 60 Jir Ah Ay Ciidamada Axmed Madoobe Si Xun U Jirdileen Kadib Markii...

Ciidamada Amaanka Maamulka KMG  ee  JUBBA ayaa waxay dhawaan ka barakaciyeen shacab deggenaa meelo ku dhaw garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa waxa hadana...

Al Shabaab Oo Mar kale Ku Hanjabay In Ay dili Doonaan Xildhibaanada Iyo Gudoomiyeyaashii...

Wakiilka Al Shabaab ugu magacaaban gobolka Banaadir Cali Maxamed Xuseen ayaa waxa uu sheegay in  dulaan ay ku yihiin xubnihi hore ula soo shaqeeyey...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...