Tuesday, December 16, 2025

Daawo: Kooxaha Daacish Oo Gacanta Jaray Nin Ay Sheegeen Inuu Wax Xaday

Riqa(INO)-Kooxda Daacish ee ka dagaalanta wadamada Ciraaq,Suuriya,Liibiya iyo Masar ayaa gacanta jartay nin ay ku eedeeyeen inuu wax xaday. Kooxdan ayaa muqaal Video ah...

Maleeshiyada Nusra oo weeraray Xarunta Sirdoonka Aleppo

Alepo(INO)-Khasaaro xoogleh ayaa ka dhashay Weerar Arbacadii shalay ay xoogaga mucaaridka ee Siiriya ku qaadeen xarunta Sirdoonka ciidamada Siiriya oo ku taal Galbeedka magaalada...

Dhagayso: Hooyo Soomaaliyeed oo Wiilkeeda lagu Haysto Dalka Liibiya

Libiya(INO)-Dadka tahriibayaasha ah waxa ay la kulmaan dhibaatooyiin aad u badan, kuwaas oo marar badan laga hadlay. Saxaaraha u dhexeeya Sudan iyo Liibya oo ah...

Dhageyso:Wasiirkii Ugu Horeeyay Ee Haweeney Ah Kana Tirsan Dowlada KGS oo Arimo Badan Ka...

Marka(INO)-Binti ibraahim cali oo ah wasiir ku xigeenka haweenka iyo arimaha qoyska oo wareysi siisay Warbaahinta ayaa waxay sheegtay in wax badan oo lataaban...

Daawo: Safiirka Dowlada Mareykanka Ee U Fadhiya Wadanka Koonfurta Korea Oo Sakiin Lagu Wareeraray

Soul(INO)-Mark Lippert, safirka Mareykanka u fadhiga dalka South Korea ayaa xalay sakiin lagu weeraray, xilli uu ku sugnaa goob lagu casuumay oo uu khudbad...

Daawo: Gaas Oo Kismaayo Kula Kulmay Mas’uuliyiinta Maamulka Jubba Iyo Odayaal Dhaqameed

Kismayo(INO)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdweli Maxamed Cali Gaas ayaa habeenkii Labaad oo xalay ahayd waxa uu ku hoyday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose,...

Daawo:Somaliland Oo Sheegtay In Ay Ka Go’an Tahay Qadiyadda Gooni Isku Taagga

Hargeysa(INO)-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland ayaa sheegay in weli ay ku taagan yihiin fikirkoodii ahaa gooni isku taagga dowlad ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale. Maxamed...

Dhageyso: Dowlada KGS Oo Sheegtey In Ay Ku Guuleysatey Qaadista Isbaarooyinkii G/sh/Hoose

Marka(INO)-Dowlada  Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ay ku guuleysteen xal u helidda Isbaarooyin dhowr oo yaallay deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose, kuwaasi...

Dhageyso:Maxamuud Sayid: “Madaxweynaha Lixda Gobol Ee Koonfur Galbeed waa Aniga”

Garbahaarey (INO) – Madaxweyne ku xigeenkii Maamulka Koofur Galbeed ee Lixda Gobol, Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in uu hadda yahay Madaxweynaha Maamulkaas, kedib...

Dowladda Canada oo Soomaalida dalkeeda kunool ka dalbatay iney kala shaqeeyaan kahortagga weerar ...

Toronto(INO)- Dowladda wadanka Canada ayaa Soomaalida ku nool dalkeeda kala hadashay sidii la iskaga kaashan lahaa ka hortagga weeraro ay Al-shabaab ka fuliyaan gudaha...

Ciidanka DFS oo Barakacayaal sii barakiciyay Muqdisho

Muqdisho (INO) -- Ciidanka Booliska iyo Nabad Sugida DFS, ayaa Maanta oo Arbaco ah si qasab ah uga saaray Guryihii ay ku noolaayeen Shacab...

Dhageyso: Dowlada KG Soomaaliya Yeelaneysa Ciidamo U Gaar Ah

Baydhabo(INO)-Cabdiraxmaan Ibraahin Aadan oo ah wasiirka wasaarada arimaha gudaha ee konfur galbeed ayaa carabka ku dhuftay in Ciidamadamo ay gayn doonaan inta badan Degmooyinka...

Daawo: Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Soo Saaray Qodobo Xasaasi Ah

Hargeysa(INO)-Labada urur siyaasadeed ee Somaliland ee UCID iyo WADDANI iyo siyaasiyiin ku mideysan madashada wadatashiga ayaa maanta si wadajir ah usoo saaray qodobo dhawr...

Daawo: Dowlada Iran Oo U Jawaabtay RW, Netanyahu &Madaxweyne Obama

Tahran(INO)-Dowlada Iran ayaa ku tilmaamtay khudbadii Netanyahu kasoo jeediyey Baarlamaanka Marayanka mid been ah oo ay ka muuqato inuu yahay hogaamiye naf-lacaari ah. Raysalwasaaraha Isra’iil...

Dhageyso: Dr.Gaas iyo Axmed Madoobe Maxay Ka Wada Hadleen?

Kismaayo(INO)-Hogaamiyaasha Maamulada Puntland iyo Juba ayaa kulankaan maanta waxay ku leeyihiin magaalada Xeebta ah ee Kismaayo, waxaana kulankaan uu ka danbeeyay ka dib markii...

Ciidamada dowladda& Amisom oo maanta hawlgallo ka Sameeyey degmada Xudur

Xudur(INO)- Ciidamada booliska dowladda Soomaaliya iyo Milateriga Itoobiya ee qaybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta hawlgallo ballaaran ka...

Buraashleyda Harti Daarood Oo Lagu Soo Darey Gollaha Wasiiradda Dowlada KG Soomaaliya

Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheikh Aaden ayaa Wasiiru Dowlaha Maaliyada u Magacaabey Ismaaciil Aaden Diiriye. Magacaabista Wasiirkaan cusub ayaa timid ka dib markii...

Dhageyso:Dagaalka Degmada Guriceel Oo Maanta Xalkiisa Loo Fadhiyo

Guriceel (INO) -- Wadahadallo u dhaxeeya Dhinacyada Dagaalka ee Degmada Guriceel iyo Wasiirka Difaaca DFS ayaa ka socda Degmadaasi, iyadoo ay Maanta doonayaa inay...

Dhageyso: Wasiir Maxamed Xasan Fiqi: “Waan Qaadnay Isbaarooyinkii Afgooye ilaa Marka”

Marka(INO)-Wasiirka Beeraha Maamulka Koofur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi ayaa sheegay in ay qaadeen dhamaan Isbaarooyinkii yaalay wadada isku xirta Afgooye ilaa Magaalada Marka. Fiqi ayaa...

Dhageyso: Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Iclaamisey Dagaal Culus Oo Lala Galayo Al-shabaab

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan SH Aadan ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada uu ka arimiyo maamulkisu iney u...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...