Tuesday, December 16, 2025

Faarax Cabdulqaadir oo loo magacaabayo Taliyaha Nabadsugida Qaranka

Muqdisho(INO)- Shabakada Warbaahinta Idale News Online& Radio Idale ayaa heshay xog muujinaysa in Faarax Sh Cabdulqaadir Max’ed oo ah siyaasi si weyn loogu yaqaano udhawaanshaha...

Nabad doon Caan ah oo lagu Dilay Degmada Beledweyne

Beledweyne (INO) – Wararka ka Imaanaya Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Halkaas Xalay lagu Dilay Nabad doon Caan ah, waxaana la shaaciyey in Kooxdii...

Turkiga oo joojiyay Mashaariicdii Horumarineed ee uu kawaday Muqdisho

Muqdisho (INO) -- Mas'uul kamid ah Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Dowladda Turkiga ay joojisay Guud ahaan Mashaariicdii dhanka Nadaafadda ee ay kawaday...

Dhageyso:Uganda oo ciidan Hor leh Keeneysa Soomaaliya

Kampala (INO) - Dowlada Uganda ayaa Ciidamo cusub usoo Direysa Soomaaliya, kuwaasi oo qeyb ka Noqonaya Howlgalka AMISOM ee ka soconaya dalka Soomaaliya tan...

Ciidamo Jabuutiyaan ah oo la Geeyay Dhuusamareeb ka Hor Safarka Cumar C/rashiid

Dhuusamareeb (INO) - Ciidamo ka Socda AMISOM gaar ahaana kuwa Jabuuti ayaa Gaaray Magaalada Dhuusamareeb, ka hor Safarka Ra'iisul Wasaaruhu Maanta ku tegayo Magaaladaas.   Wararka...

Xildhibaan Eng. Ibraahim Cali Cumar Sheegow Oo Deeq Daawooyin Ah Gaarsiyey Cusbitaalka Degmada Baraawe

Baraawe(INO)- Xildhibaan Eng. Ibraahim Cali Cumar Sheegow oo Ka tirsan Baarlamanka  Soomaaliya, isla Markaana Ka Soojeeda Gobolka Shabellaha Hoose gaar Ahaan Caasimada KG Soomaaliya ee...

Al shabaab oo Labo Garab ukala jabay – Daacisha aan ku biirno

Jilib (INO) -- Mahad Karatey oo ah Madaxa Amniyaatka Kooxda Al shabaab iyo Hogaamiye kale oo lagu magacaabo Cumar Mataan ayaa kasoo horjeesay Hogaamiyaha...

Dhageyso:Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo tagey Baydhabo + Daawo Sawirada

Baydhabo(INO)-Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda gobalada Baay iyo Bakool ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay, iyadoo ay halkaas...

Daawo: Ardeyda Jaamacadda Upper Jubba Ee Baydhabo Oo Maanta Pratical Ku Sameeyey Beer...

Baydhabo(INO)-Ardayda Jaamacada Upper Jubba E  ayaa Maanta waxay safar ugu Baxaeen Banaan Magaalada Baydhabo Meel u jirta 7KM , Goobtaasi oo ay kuleeyahiin Beer...

Dhageyso: Dowlada Koonfur Galbeed oo sheegtay in ay Caawinayso Dadka Tabaaleysan

Baydhabo(INO)-Wasiirka Arrimaha Gudaha DowladaKoofur Galbeed Soomaaliya  C/raxmaan Aadan Fiqi oo la hadlay  Warbaahinta  ayaa sheegay in Maamulka uu u Gurman doono Dadka Shacabkaa ee...

Dhageyso:Sharciyo adag oo lagu soo rogay Xawaaladaha Soomaalida

MN(INO)-Shirkadaha Xawaaladaha Soomaalida, ayaa wada kulamada ay la leeyihiin masuuliyiinta Mareeykanka iyo madaxda Gobolada, dhinaca kalena waxay shirkadaha dadweynaha ku war geliyeen qaab cusub...

Daawo:Mungaab oo ku dhex lu geeyay Magaalada Muqdisho

Muqdisho(INO)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada muqdisho, Gen: Mungaab ayaa wuxuu socod dheer kusoo maray magaalada Muqdisho, isagoona sidoo kale booqday goobo kala duwan. Mungaab...

Dhageyso:Alshabaab oo Xalay duqeeysay Degmada Buulo-burde

Hiiran(INO)-Ururka Alshabab ayaa gantaalo ku tuuray magaalada Buulobarde, iyada oo la soo warinayo in duqeymahaas ay afar ku dhaawacmeen. Arrintan ayaa imanaysa iyada oo...

Dhageyso:RW, Soomaaliya Oo Ku Wajahan Dhuusa-mareeb

Muqdisho(INO)-Warar lagu kalsoonyahay oo aan Helayno Ayaa Ku Waramaya in Maalmaha Soo Socda Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Raysalwasaaraha Soomaaliya uu ku wajahanyahay Magaalada Dhuusa-mareeb...

Dhageyso: Gollaha Guurtida KGS Oo Xal Ka Gaarey Xulista Baarlamanka

Baydhabo(INO)-Odayaasha dhaqanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegey in ay xal ka gaareen sidii loo qeybsan lahaa xubnaha baarlamaanka maamulkaasi oo hawsha xulistiisa lagu guda...

Dhageyso:Ahlu suna oo Dowlada u jeedisay inay dhaqan geliso heshiisyo horay loo gaaray

Muqdisho(INO)-Gudoomiyaha Ahlusunada gobolada Koonfureed Sheikh Max'ed Maxamuud Yuusuf Awlibaax oo la hadlay warbaahinta  ayaa sheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ku guuldareysatay dhaqan gelinta heshiisyo...

Dhageyso:Wasaaradda amniga Soomaaliya oo sheegtay iney heegan galisay ciidanka amniga

Muqdisho(INO)-Wasaaradda amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday iney heegan buuxda galisay ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya kadib markii ay heshay xog sheegeysa in...

Dhageyso: Malaaq Shiino Oo Ka Hadley Sababta Keentey In Madoobe Nuunow Uu Ku...

Baydhabo(INO)-Malaaq Cali C/raxmaan Shiine Af-hayeenkii Odayaasha Dhaqanka Ee  Maamulkii 6-da Koonfur Galbeed Soomaalia oo la Hadlay Warbaahinta Ayaa Waxaa Uu ka Hadlay Sababaha Uu Ugu...

Dhageyso: Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo La Kulmay Golahiisa Wasiirada

Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa markii u horesay Shir gudoomiyaya Golahiisa Wasiiradda Dowlada KGS. Kulankan ayaa lagu sheegay in uu yahay...

Hogaanka Alshabaab oo ku kala qeybsan ku biirista Daacish

Muqdisho(INO)-Madaxda sare ee ururka Alshabaab, ayaa waxaa soo kala dhex galay khilaaf xoogan oo salka ku haya, ku biirista doowlada Islaamiga ee Daacish. Axmed Diiriye...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...