Dhageyso:Wasiirkii Ugu Horeeyay Ee Haweeney Ah Kana Tirsan Dowlada KGS oo Arimo Badan Ka Hadashay

0
197

Marka(INO)-Binti ibraahim cali oo ah wasiir ku xigeenka haweenka iyo arimaha qoyska oo wareysi siisay Warbaahinta ayaa waxay sheegtay in wax badan oo lataaban karo ay ka qabanayaan haweenka soomaliyeed ee ku dhibaateysan gobolada baay,bakool iyo shabeelada hoose.

binti

Binti waxay intaas raacisay in ay ogyihiin in ay jiraan haween farabadan oo dhibaateysan hadana ay geed dheer iyo geed gaabanba u fuuleyso sidii haweenkaas wax looga qaban lahaa.

DHanka kale waxay ka hadashay arimaha shabeelada hoose gaar ahaan xaalada magaalada marka ee xarunta shabeeladahoose.

waxay intaas warkeeda  raacisay in magaalada marka ay ku bur burtay dagaaladii labadii sano ee la soo dhaafay ka dhacayay magaalada marka.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Xafiiska Marka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here