Dhageyso: Wasiir Maxamed Xasan Fiqi: “Waan Qaadnay Isbaarooyinkii Afgooye ilaa Marka”

0
264

Marka(INO)-Wasiirka Beeraha Maamulka Koofur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi ayaa sheegay in ay qaadeen dhamaan Isbaarooyinkii yaalay wadada isku xirta Afgooye ilaa Magaalada Marka.

fiqi0

Fiqi ayaa sheegay in Ciidamo uu ku sheegay kuwa Deegaanka ah oo ay Isbaarada u taalay inay u sameeyeen baro cayiman oo ay ku nastaan islamarkaana ku tababartaan.

Booqashada Wafuudaan ay hada ku joogaan Gobolka Sh/hoose ayaa daba socda heshiiskii beelihii ku dagaalamay gobolka ay ku gaareen Afgooye.

Halkan Ka Dhageyso Codka Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Ee KGS.

Idale News Online, Xafiiska Marka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here